PSG, Barcelona Mise Man City – Kooxdee Ayuu Neymar Doonayaa

Neymar ayaa xalay shaaciyey inuu doonayo inay mar kale midoobaan Lionel Messi oo ay iska garab ciyaari doonaan, waxaanu sidii uu hubo u sheegay in jamaahiirtu ay sugaan Messi iyo isaga oo mar kale garoonka wadaagaya, hal kooxna u wada ciyaaraya.Xiddigaha reer Brazil iyo reer Argentina ayaa afar sannadood ku wada qaatay Barcelona oo ay ka abuureen weerarka ugu khatarta badan dunida iyadoo uu ku wehelinayay Suarez, waxaanay ku wada guuleysteen koobab badan.Laakiin Neymar ayaa sannadkii 2017kii lacagtii ugu badnayd abid ee…

Ivory Coast and Ghana are placing stress on multinational chocolate

Côte d'Ivoire and Ghana are decided to proceed their offensive that started on Monday, November 30, 2020 in opposition to two US chocolate multinational firms. Abidjan and Accra accuse Hershey and Mars of not eager to pay a particular premium supposed to higher pay cocoa-producing farmers. A gathering between the gamers within the sector will happen this Thursday in Yamoussoukro.…

Sharaxaad:-Sidee u dhacay weerarkii Al Shabaab ku dileen

Sarkaal ka tirsan CIA-da Maraykanka ayaa dhintay intii uu socday duullaankii ciidanka Soomaaliya iyo kuwa Ameerikaan ah bishii November la beegsadeen xero muhiim ah oo loo maleynayo in uu ku sugnaa sarkaal sarkaal sare oo ka tirsan Al Shabaab oo Maraykanku ku eedaynayo in uu mas’uul ka ahaa weerar lagu dilay askari Mareykan ah oo ka dhacay Kenya sanadkii hore, sida ay sheegeen saraakiisha sirdoonka Soomaaliya oo la hadlay The Guardian. Sarkaalkaan ayaa la socday ciidamo gaar ah…

Cristiano Ronaldo Oo Xalay Sii Dheeraystay Rikoodhkiisa Gool

Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa xalay sii dheeraystay rikoodhkiisa goolasha, isagoo shabaqa taabsiiyey goolkiisii labaad ee tartanka Champions League ee xili ciyaareedkan.Ronaldo ayaa dhaliyey goolka labaad ee Juventus kulankii ay 3-0 ku garaacday Dynamo Kiev, iyadoo goolka furitaanka uu saxeexay Federico Chiesa iyo midka saddexaad oo uu waqti dambe raaciyey Alvaro Morata.Goolka uu Ronaldo dhaliyey ayaa ugu fadhiyey taariikh weyn, waxaanu u noqday midkii 750aad ee uu dhaliyey intii uu ciyaaraha ku jiray,…

Rio Ferdinand Iyo Paul Scholes Oo Isku Aragti Ka Noqday

Rio Ferdinand Iyo Paul Scholes ayaa isku raacay magaca xiddigii Manchester United ee nasiibku saaciday kulankii ay PSG ku garaacday Old Trafford.Manchester United oo garoonkeeda joogta ayaa waxay guul-darro 3-1 ah kala kulantay PSG oo marti u ahayd, waxaana laba ka mid ah goolashan ka dhaliyey Neymar Jr halka uu kan saddexaadna ugu daray Marquinhos.Bilowgii ciyaarta ayay PSG goolka hore la hor martay, waxaana kan labaad raaciyey Marquinhos iyadoo waqtigii dheeraadka ahaa ee ciyaarta lagu darayna uu goolka saddexaad kusoo…

Askar Keenyan ah oo lagu waayay weerar Al Shabaab ku qaadeen

Askari ka tirsan Booliska Kenya ayaa lagu waayay mid kale waxaa kasoo gaarey dhaawac kadib markii xero lagu magacaabo rondo oo ay degaanka Faafi ee gobolka Garissa ku lahaayeen ciidanka Kenya ay weerareen xooggaga hubaysan ee Al shabaab. Runo Bunie, taliyaha bileyska Waqooyi-Bari, ayaa u sheegay warbaahinta in iska-hori-imaadka uu socday ku dhowaad tobban daqiiqo oo uu socday dagaal toos ah. Dablayda weerarka soo qaadey ayuu sheegay in ay tirro badnaayeen ayna ka baxseen goobta…

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka digay in Jubbaland dowladdu

Hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir ahna musharax madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku sheegay in Hogaamiye Farmaajo cadaadis culus ku haayo ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, isagoo tilmaamay in uu ka doonayo in Rooble ku dhawaaqo in deegaanka Jubbaland uu cadaw heysto. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo qoraal uu soo dhigey bartiisa Facebook ayaa ka digey in loo aqoonsado Jubbaland meel uu cadow haysto, inkastoo uusan soo…

“Waa Qasab Inaan Lionel Messi Ka Garab Ciyaaro Xilli

Weeraryahanka Paris Saint-Germain Neymar ayaa afka furtay ka dib guushii uu ku hogaamiyay kooxdiisa ee kulankii Manchester United isagoo sheegay inuu qorsheynaya inuu ka garab ciyaaro xiddiga Barcelona xilli ciyaareedka danbe.Neymar ayaa dhaliyay labo gool kulankii Old Trafford ee ay 3-1 ku badiyeen isagoo kooxdiisa qarka u saaray inay u soo gudbaan wareega 16ka Champions League.Xiddiga reer Brazil ayaa ku biiray PSG isagoo 199.5 milyan ginni uga soo wareegay kooxda Barcelona sannadkii 2017 taasoo ka dhigeysa inuu yahay…

The UN will be able to visit Tigray to help civilians

In Ethiopia, it took a month of conflict before Tigray finally opened up to aid workers. And again ... the whole province will not be available. as reported from Addis Ababa, Noé Rochet-BodinAt present, the signed agreement allows the UN to visit only areas under government control. That is not enough, says Saviano Abreu from…

In Côte d’Ivoire, kids with disabilities, kids forgotten

In Côte d'Ivoire, at the newest census in 2014, nearly 500,000 individuals with bodily disabilities had been registered. However in actuality, it could be that there are lots of extra, given the truth that households usually disguise them out of disgrace. Along with prejudice, incapacity is a really severe materials downside for occasionally poor households. Kids who can't transfer on their very own…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More