Real Madrid ayaa toddobaadkan meel iska saartay kooxda ree Talyaani ee Atalanta kaddib markii ay ka reebtay tartanka UEFA Champions League isla markaana ay wareega siddeeda u gudbeen balse wali dadka wax saadaaliya ayaan rajo weyn ka qabin ku guuleysiga koobka ee kooxdaas.Shaqsiyaadka sameeya arrimaha sharadka iyo saadaalinta ee wargeyska MARCA ayaa booska lixaad geeyay Real Madrid iyaga oo aaminsan inay jiraan shan kooxood oo kale oo haysta fursad iyaga ka wanaagsan.Saddexda kooxood ee kala ah Manchester City, Bayern Munich…
DG Galmudug & DDS oo iska kaashana Nabadgalyada Xadka u
Wafdi heer Wasiir ah oo ka socda DG Galmudug oo gaaray Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa la kulmay mas’uuliyiin kala darajo duwan, waxa ay kawada hadleen sidii ay isaga kaashan lahayeen sugidda amniga deegaannada labada dhinac u dhaxeeya oo dhowr jeer isku dhac ku dhexmaray maleeshiyaad hab beeleed u abaabulan.
Wasiirka Amniga DG Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo hoggaamiye u ah wafdigaas oo gelinkii dambe Khamiista 18-ka Maarso 2021 gaaray Magaalada Wardheer ayaa la kulmay Hoggaanka Nabadgalyada Dowlad Deegaanka Soomaalida.…
WAR CUSUB: Marcelo Oo Qishkii Ugu Weynaa Ka
Daafaca bidix ee ee kooxda Real Madrid ee Marcelo Vieira ayaa qish ka bixiyay inay dhawaan markale garoomada ku midoobi doonaan weeraryahanka Juventus ee Cristiano Ronaldo isaga oo adeegsaday muuqaal lasoo dhigay barta Instagram.Daafaca bidix ee Real Madrid ayaa dabka kusii shiday wararka ay saxaafada kubadda cagta caalamku wax ka qoraysay muddooyinkan ugu dambeeyay ee Ronaldo la xidhiidhinaya ku laabashada kooxda ree Spain.Sida uu sheegay wargeyska AS, rajada ugu weyn ee uu qabo Ronaldo ayaa ah inuu ku laabto Real Madrid oo…
in full second wave, the federal government in
In the last two weeks, a year after the arrival of Covid-19 in Madagascar, the country has experienced the second wave of the epidemic. But the government does not take a stand on the vaccine and the Covax operation and prefers to rely on Covid organic substances, the artemisia-based remedy launched by Andry Rajoelina a year ago.…
Paul Scholes Oo Toos U Magacaabay Xiddiga Man
Halyeeyga kooxda Manchester United ee Paul Scholes ayaa aaminsan in goolhayaha dookha koowaad mudada dheer usoo ahaa kooxdiisii hore ee David De Gea uu si rasmi ah u waayay booskiisa kooxda kulankii ay xalay guusha 0-1 ka ah kasoo gaadheen dhigooda AC Milan.Dean Henderson ayaa markale bandhig ciyaareed cajiib ah soo bandhigay ciyaartii ka dhacday San Siro iyadoo Paul Pogba uu ahaa ciyaaryahanka bilawga qaybtii dambe soo dhaliyay goolka kaliya ee ay labadaas kooxood ku kala calaf-qaadeen.Henderson ayaa ku qasbanaaday inuu…
SAADAASHA Mark Lawrenson Ee Kulamada Premier
Xiddigii hore ee kubadda cagta England haatana door khabiir kaga shaqeeya BBC Sport ee Mark Lawrenson ayaa sidii looga bartay dhiibtay saadaashiisa toddobaadlaha ah isaga oo markan eraygiisa ka yidhi kulamada Premier League iyo FA Cup ee toddobaadkan la ciyaarayo.Kulamada ugu adag ee Premier League ayaa ah kuwa Aston Villa vs Tottenham iyo West Ham United vs Arsenal halka kulamada FA Cup ee xoogan laga xusi karo Leicester City vs Man United iyo Everton vs Man City.Aan ku bilawnee Mark Lawrenson ayaa diiday in kooxda Arsenal…
Shariif Sh.Axmed: “Dalkaan waxaa lagu badbaadin karaa
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ahna Guddoomiyaha Golaha Midowga Murashixiinta ayaa sheegay in muhiimadda loo daba-socdo qabsoomidda Doorashooyinka Dalka ay tahay sidii loo badbaadin lahaa waddanka.
Shariif ayaa muhiim ku tilmaamay in loo baahan yahay qabsoomidda Doorasho xor, xalaal & waqtigeeda lagu qabto si xarrig isku dhiibka 4-ta sanno ah aysan meesha uga bixin maadaama madaxweyne weliba uu qaadanayo waqtigaas kadibna laga sugayo in uu doorasho hirgeliyo.
Madaxweynaha Muddo xileedkiisu…
Soomaaliya oo Maxkamadda ICJ ka dalbatay Saddex qodob. –
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya Maxkamadda ICJ ka dalbatay saddex qodob oo muhiim u ah dacwadda badda ee shalay lagoo gaba-gabeeyay kadib markii Kenya ay isaga baxday Gar-maqalkii ugu dambeeyay ee dacwaddaas.
Suleymaan ayaa sheegay in saddexda qodob oo ay ka codsadeen Maxkamadda Cadaaladda ee Caalamiga ah (ICJ) muhiim u tahay Soomaaliya, maadaama dhinaca kale ee Kenya xaadiri waysay ka qaybgalka fadhiga.
Qodobada ayaa kala ah:
1- In Maxkamadda ay diido dalabaadka…
The very best trick to return to sleep after
Few things are as awful as waking up in the middle of the night and not being able to fall asleep again. As the minutes and hours go by, you can not help but think about how exhausted you will feel the next day, which then stresses you out and makes it even. harder to get more shuteye. If this sounds very familiar - and if you live in fear of the hours between one and five in the evening - you may want to try a refreshingly simple but still medically approved…
Ould Abdel Aziz sufferer of a scheme
Lawyers for former Mauritanian President Mohamed Ould Abdel Aziz condemned Thursday night at a news conference in Nouakchott what they consider to be a violation of their client's constitutional rights.
as reported from Nouakchott, Salem Mejbour SalemThe lawyers, who held their first press conference since the indictment of the…