Gareth Southgate Oo Magacaabay Xiddiga Aan England

Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa ka jawaabay su’aasha xiisaha badan ee ah ciyaaryahanka aan English-ka ahayn ee uu jeclaan lahaa inuu ku haysto kuna darsado xulka uu masuulka ka yahay.Southgate ayaa ciyaaryahankaasi u doortay mashiinka khadka dhexe ee kooxda Manchester City ee Kevin De Bruyne isaga oo ku sifeeyay mid wanaagsan.Southgate ayaa ku faa’iday horumarka ay Man City samaysay xilli ciyaareedkan isaga oo dib ugu wacay daafaca dhexe ee John Stones kaas oo si cajiib ah waayihiisa ciyaareed dib…

Within the highlight: goodbye to Hamed Bakayoko in Côte

Disappeared eight months after his predecessor Amadou Gon Coulibaly, the Ivorian prime minister, was buried on Friday 19 March in Séguéla. It is in his hometown in the northwest Ivory Coast that Hamed Bakayoko's remains after Friday prayers in the mosque will be buried."Goodbye Hambak!" Morning fraternity, government newspaper on the front page, which in an archive photo, Hamed Bakayoko, hands joined, walks on the red carpet…

Tanzania oo Haweeney lavatory dhaariyay in ay ka noqoto

Samia Suluhu Hassan waa Madaxweynihii 6-aad ee loo dhaariyo hoggaaminta Tanzania, sidoo kale waa Haweeneydii ugu horreysay oo xilkaas ka qabata Dalkaan dhaca Qaaradda Afrika kadib markii uu geeriyooday Madaxweyne John Magufuli 10:15 AM xiliga dalkeeda maanta oo Jimco ah waxaa lagu dhaariyay Magaalada Caasimadda u ah Tanzania ee Dar es Salaam, waxaana ay sidaas ku noqotay Madaxweynaha rasmiga ah ee Tanzania. Samia Suluhu waxa ay kasoo jeedaa Saldanadda Zanzibar, waxaana ay dhalatay 27-kii Janaayo 1960-kii, waxbarashada…

Waa Kuma Xiddiga Ugu Fiican Abid Kubadda Cagtu? –

Weeraryahanka kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa ka hadlay su’aasha ah ciyaaryahanka ugu wanaagsan abid kubadda cagta isaga oo diiday inuu shaqsi gaar ah u doorto darajadaas xilli inta ugu badan loo kala doorto xiddigaha jiilka maanta ee Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi.Lewandowski qudhiisa ayaa haatan ah ciyaaryahanka ugu wanaagsan dunida kubadda cagta kaddib markii uu lixleey koobab ah kula soo guuleystay Bavaria isla markaana uu kusoo wada guuleystay abaalmarinaha Fifa The Best iyo xiddiga Yurub.Lewandowski…

Growing international locations proceed to make use of AstraZeneca,

Developing countries such as African countries and Brazil announced that they will continue to use the AstraZeneca COVID-19 vaccine, despite the fact that the AstraZeneca vaccine has been discontinued in several European countries in the past week. There are not many options for each country when it comes to vaccination for economic reasons. As it stands now, it is either AstraZeneca or nothing for some poorer countries. The vaccine from the English-language pharmaceutical manufacturer is cheaper and…

Jose Mourinho Oo Deg-Deg U Booqday Qolka Labiska

Tababaraha kooxda Tottenham ee Jose Mourinho ayaa qaaday talaabo lagu amaanay kaddib markii ay kooxdiisu xalay guuldarro fadeexad ah oo ay kala kulantay dhigeeda ree Croatia ee Dinamo Zagreb kaga hadhay tartanka UEFA Europe League oo ay rajo ka qabtay.Mourinho ayaa isaga oo is dhul dhigaya isla markaana aysan ku jirin wax isla weyni ahi tagay qolka labiska Dinamo Zagreb isaga oo gacan qaaday xiddigaha kooxdaas isla markaana ugu hambalyeeyay guusha ay gaadheen.Tottenham ayaa iska lumisay hoggaan 2-0 ah oo ay haysatay lugtii…

Samia Suluhu Hassan swore in as Tanzania’s first

Tanzania's Vice President Samia Suluhu Hassan was sworn in as president on Friday and became the first female head of state in the East African country after the death of President John Magufuli. Hassan, 61, swore at the State House in the country's commercial capital Dar es Salaam. She takes over the presidency following Wednesday's announcement of Magufuli's death, following more than two weeks' absence from public life that led to speculation about his health. In a statement, the presidency said…

QIIMAYN: Fursada Hanashada Champions League Ee

Real Madrid ayaa toddobaadkan meel iska saartay kooxda ree Talyaani ee Atalanta kaddib markii ay ka reebtay tartanka UEFA Champions League isla markaana ay wareega siddeeda u gudbeen balse wali dadka wax saadaaliya ayaan rajo weyn ka qabin ku guuleysiga koobka ee kooxdaas.Shaqsiyaadka sameeya arrimaha sharadka iyo saadaalinta ee wargeyska MARCA ayaa booska lixaad geeyay Real Madrid iyaga oo aaminsan inay jiraan shan kooxood oo kale oo haysta fursad iyaga ka wanaagsan.Saddexda kooxood ee kala ah Manchester City, Bayern Munich…

DG Galmudug & DDS oo iska kaashana Nabadgalyada Xadka u

Wafdi heer Wasiir ah oo ka socda DG Galmudug oo gaaray Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa la kulmay mas’uuliyiin kala darajo duwan, waxa ay kawada hadleen sidii ay isaga kaashan lahayeen sugidda amniga deegaannada labada dhinac u dhaxeeya oo dhowr jeer isku dhac ku dhexmaray maleeshiyaad hab beeleed u abaabulan. Wasiirka Amniga DG Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo hoggaamiye u ah wafdigaas oo gelinkii dambe Khamiista 18-ka Maarso 2021 gaaray Magaalada Wardheer ayaa la kulmay Hoggaanka Nabadgalyada Dowlad Deegaanka Soomaalida.…

WAR CUSUB: Marcelo Oo Qishkii Ugu Weynaa Ka

Daafaca bidix ee ee kooxda Real Madrid ee Marcelo Vieira ayaa qish ka bixiyay inay dhawaan markale garoomada ku midoobi doonaan weeraryahanka Juventus ee Cristiano Ronaldo isaga oo adeegsaday muuqaal lasoo dhigay barta Instagram.Daafaca bidix ee Real Madrid ayaa dabka kusii shiday wararka ay saxaafada kubadda cagta caalamku wax ka qoraysay muddooyinkan ugu dambeeyay ee Ronaldo la xidhiidhinaya ku laabashada kooxda ree Spain.Sida uu sheegay wargeyska AS, rajada ugu weyn ee uu qabo Ronaldo ayaa ah inuu ku laabto Real Madrid oo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More