Al-Shabaab plans to recapture Somalia after suffering heavy losses

DHUSAMAREB, Somalia - Somalia-based Al-Shabaab militants have renewed efforts to recapture the historic city of Dhusamareb, the regional administrative capital of Galmadug, top officials said after the recent failed raid in the eastern part of the city, which was met by opposition from government forces. . In the last few months, the Somali National Army has AU mission troops and the US-African Command have been fighting to remove the militants from central and southern Somalia, which have long been under the…

Isu caga-jugleyn kadib, Turkiga & Giriigga oo wada xaajood wax ku dhameynaya!

Bil iyo baryo kadib, jahawareer siyaasadeed, caga-jugleyn, Eedeyn iyo isu soo bandhigidda hubka xubinnimada ay ugu yihiin Isbaheysiga NATO, Waxaa wada-xaajood ogolaaday Dowladaha Turkiga iyo Giriigga. Waxa ay kawada hadlayaan Xuquuqda sheegashada labada dhinac ee Sahminta Aagga ay ku muransan yihiin ee Bariga Badda Mediterranean oo ah halka bandhig hubeydkooda uu ka dhacay. War kasoo baxay Xukuumadda Athens ayaa lagu sheegay in Dowladda Giriigga ay diyaar u tahay wada-xaajood…

Villa Somalia’s official was found dead at a Mogadishu hotel

MOGADISHU, Somalia - One of Villa Somalia's top officials was found dead at a hotel in the capital Mogadishu on Monday in the latest mysterious assassination showing shrinking security fortunes in the Horn of Africa, which has been battling instability for several years. Since 1991, Somalia has not yet returned to normalcy after clan clashes, political duels and violent riots. Al-Shabaab militants have been a thorn in the flesh given their frequent attacks on security forces and innocent civilians, further causing…

14.6 Milyan oo ruux waxa ay 6-bilood uga barakacday 127-Dal!

Qiyaastii 14.6 Milyan oo ruux ayaa sanadkaan 2020 ka barakacday dalal gaaraya 127, qaarkood ayaa qaxooti noqday oo ka tallaabay Soohdinta waddamooda laga soo bilaabo janaayo ilaa Juun 2020. Xarunta Dabagalka Barakaca Gudaha ee (IDMC) ayaa Warbixin ay soo saartay ku sheegtay in Dagaalada iyo rabshadaha ka jira wadamada caalamka in ay sababtay barakaca gudaha dalalkaas dadka intaas la eg. Waxa ay ka badan tahay tiradaan diiwaanka dadkii barakacay sanadkii hore 2019-kii sida ay…

NISA oo howlgal uga jawaabtay weerar lagu qaaday xarun ay ku leedahay Gobolka Hiiraan!

Al-Shabaab ayaa weerartay Bar kontorool oo Ciidamada Nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ku leeyihiin Deegaanka Ceel-jaalle Duleedka Magaalada Baladweyne Xarunta Gobolka Hiiraan. Goobta la weeraray waxaa lagu hubiyaa gaadiidka iyo dadka gudaha u galaya Magaalada Baladweyne iyo kuwa ka baxaya, waana barta NISA ay kala socoto dhaq-dhaqaaqa Xarunta Gobolka Hiiraan. Ciidamada Nabadsugidda ayaa sameeyay howlgal jawaab u ah weerarka Al-Shabaab, waxa ay gacanta ku dhigeen…

Madaxweyne Farmaajo oo maanta Golaha Shacabka hortagaya 39-Cishe kadib!

Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta hortagaya Golaha Shacabka BFS, si uu ugu jeediyo khudbad gaar ah oo uu dalabkeeda u gudbiyay Guddoonka Aqalka shacabka. Hortagista Golaha waxaa ka horeeyay kulamo gaar gaar ah oo dhexmaray Madaxweynaha iyo Xildhibaannada Shacabka, waa gogol dhaca fadhiga maanta iyo hadal jeedinta madaxweyne Farmaajo. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha JFS ayaa dul istaagaya qodobo dhowr ah oo waxaa qayb ka ah heshiiska…

Maxaa horyaalla RW Rooble muddo xileedka 140-ka Cishe ah?

Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul wasaaraha kalsoonida maanta weydiisanaya Golaha Shacabka BFS waxaa horyaalla howlo shaqo oo ay ugu weyn tahay Doorashada dhawaan lagu heshiiyay nuuca ay noqoneyso iyo qaabka ay u dhaceyso. Prof Maxamed Xasan Doob oo la hadlay Axadle ayaa sheegay in Maxamed Xuseen Rooble howlo badan horyaallaan waxaana kamid ah hirgelinta 15-ka qodob oo ay ku heshiiyeen Madaxda DFS & DG. Doob ayaa sheegay in haddii uu dajiyo qorshooyin siyaasiyeed iyo amni in…

RW Magacaaban oo maanta codka kalsoonida weydiisanaya golaha Shacabka BFS.

Golaha Shacabka ayaa maanta fadhi ku leh xaruntooda sida KMG ah uu ugu shaqeeyo aqalka hoose ee Villa Hargeysa, waxaana Ajendaha uu yahay hadal jeedinta Madaxweyne Farmaajo iyo cod kalsooni siinta Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Xildhibaannada ayaa loo diray fariinta ballaminta kulanka, waxaana lagu wargeliyay in maanta waqti hore kulanka oo ah 9-ka Subaxnimo in ay tagaan xarunta si waqti hore ay u dhageystaan khudbadda Madaxweynaha, Codsiinta…

The no-nonsense chief who dominated the best period in Premier League historical past

"I have no idea, Roy Keane? Certainly one of the best Premier League gamers of the Nineties?"Should you don't assume he's elite, "You discuss Nonsense. " Roy Keane appears robust Alex Livesey / Getty PhotographsFor these of you on the market who had been too younger to witness the Manchester United captain who made grown males giggle out of worry on the soccer pitch, at the start: unhealthy luck. Second, his profession as a connoisseur tells you what type of participant he was.Aggressive, belligerent, tunnel imaginative…

The army kills several Al-Shabaab militants in central Somalia

MOGADISHU, Somalia - The Somali National Army on Monday killed at least 16 al-Shabaab militants in central Somalia, officials said in the latest crackdown on the al-Qaeda-linked group, which has been pushing to overthrow the fragile UN-backed Somalia government that has existed in a a couple of years. Eyewitnesses said the army killed the militants in the Bula'le area of ​​Galgadud, within the state of Galmadug, which has been fighting to curb the rising uprising despite improved security. SNA troops have been conducting…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More