Diego Maradona’s goal for the century

"Thank you, God, for football, for Maradona, for these tears, for this Argentina 2, England 0."- Victor Hugo Morales England against Argentina in the quarterfinals of the 1986 World Cup was about much more than football. In addition to the rivalry that the two nations enjoyed on the field, the game was also played in great socio-political tension. Argentina's pride was still wounded after the defeat in the Falklands War and the country also agreed to the six years of military dictatorship it experienced between 1976 and…

“Mucjiso Aan Cidna La Barbar-dhigi Karin Ayaa Geeriyooday,

Cristiano Ronaldo ayaa hormood ka noqday xiddigaha dunida ee muujinaya murugada iyo sida ay uga xun yihiin inuu dunida ka tegay halyeygii reer Argentina ee Diego Maradona oo wadne xanuun kusoo booday ugu geeriyooday waddankiisa.Xidhiidhka kubadda cagta Argentina ayaa xaqiijiyey in Diego Armando Maradona uu geeriyooday.Baraha bulshada ayay qabsatay tacsida xiddigaha kubadda cagta, haleeyadii hore ee ka fadhiistay, tababareyaasha iyo shaqsiyaadka caadiga ah ee ay taageereyaashuna dheer yihiin ee tacsida u diraya qoyska uu ka…

Mohamed Salah Wuxuu Tababarka Liverpool Bilaabay Shan

Liverpool ayaa jabisay sharciga xakamaynta xanuunka Korona Fayras, kaddib markii ay u ogolaatay xiddigeeda Mohamed Salah inuu kusoo laabto shan maalmood  kaddib markii baadhitaankii lagu sameeyey lagaga helay xanuunka Korona Fayras.Salah oo ay da’diisu tahay 28 jir ayaa kusoo laabtay tababarka Liverpool Isniintii toddobaadkan, waxaanu ciyaarayaa kulanka Atalanta ay caawa ku martigelinayaan ee tartanka Champions League inkasta oo uu seegay ciyaartii Leicester City ee Arbacadii.Laacibkan oo uu xanuunku ku dhacay isaga oo ku…

US blacklists for Libyan militia after Russia blocked UN sanctions

The United States unilaterally blacklisted Libya's Kaniyat militia and its leaders on Wednesday after Russia last week prevented a UN Security Council committee from imposing sanctions on the group's human rights abuses. The US sanctions were introduced under the Global Magnitsky Act, which allows the US government to target human rights violators around the world by freezing assets and banning Americans from doing business with them. "Mohamed al-Kani and the Kaniyat militia have tortured and killed…

Man United Ma Lahan Hogaamiye, Harry Maguire Iyo Bruno

Halyeeyga Manchester United Rio Ferdinand ayaa sheegay in kooxda aysan laheyn wax hogaamiye ah islamarkaana Harry Maguire iyo Bruno Fernandes aysan u qalim kabtanimo.Red Devils ayaa si gaabis ah ku bilaabatay xilli ciyaareedka Premier League iyagoo badiyay afar ka mid ah sideedkulan oo ay ciyaareen, waxayna ku jiraan kaalinta 10aad ka dib markii ay ka soo gudbeen kooxda West Brom Sabtidii.Fernandes ayaa dhaliyay goolka rigoorada ee ay Man United kaga badisay West Brom.Kabtankii hore ee Manchester United ayaa si xun u…

Jack Wilshere Oo Ka Hadlay Bahdilka Uu Mikel Arteta U

Xiddigii hore ee Arsenal Jack Wilshere ayaa qiraty inuu la yaabay go’aankii uu Mikel Arteta kooxda uga saaray Mesut Ozil xilli ciyaareedkan.Ozil oo Gunners uga soo biiray Real Madrid bishii September ee 2013 ayaan u ciyaarin kooxda tan iyo 7dii bishii March, iyadoo Arteta uu go’aansaday inuu xiddiga Jarmalka ka reebo liiska ciyaartoyda Gunners ee Premier League iyo Europa League.Inkastoo ay jirto xan ku saabsan in labada nin ay dhanka fekradaha ku kala duwan yihiin hadana Arteta ayaa mar walba ku difaacayay go’aankiisa inuu…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More