the testimony of newcomers from Tigray on the Sudanese border

Communication has been re-established in the capital Tigray, Mekele and several other cities in the region. But many areas are still cut off from the world, international organizations worry. The visit of Sudan's Prime Minister Abdallah Hamdok this Sunday in Addis Ababa was canceled without explanation. Mediation unnecessary for the Ethiopian government, which claims that the events in Tigray are an…

Muxuu garsooraha Pep Guardiola Anthony Taylor ugu dambeyn

Pep Guardiola ayaa su’aal galiyay go’aanka garsooraha ee afar daqiiqo loogu daray barbarihii Manchester City ay la gashay West Brom, kaasoo uu u maleynayay inuu u qalmo waqtiga dheeriga ah.Xiddiga reer Spain ayaa la arkaayay isagoo la doodaya garsooraha afaraad ee ciyaarta, Anthony Taylor, kaasoo xitaa qabtay dhanka birta si uu ugu dhawaaqo waqtiga dheeriga ah wuxuuna umuuqday inuu dawarsanayay markii ay ciyaartu noqotay 1-1.Manchester City ayaa samaysay orod cajiib ah wakhtigii dhimashada iyada oo Ilkay Gundogan iyo Raheem…

The Prime Minister condemns the military strangulation of the economy

The Sudanese Prime Minister renews his criticism of the military's importance in the national economy, a persistence that risks pointing out the high-ranking officers who want to retain their benefits, after entering into a historic agreement in August 2019 for a gradual transfer of power to civilians. Abdallah Hamdok is determined to end the throttling of senior military and intelligence officials over…

Musharixiinta Hogaamiyaha 2021, Deni & Madoobe oo Nairobi

Ilo xog ogaal ah ayaa Axadle u sheegay in Magaalada Nairobi Todobaadka soo socda lagu wado in ay ku kulmaan Midowga Musharixiinta Hogaamiyaha, Madaxweynayaasha DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni & Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Dhinacyadaan ayaa kawada hadlaya Xaaladda Doorashada Soomaaliya, maadaama ay isaga aragti dhaw yihiin qodobada qaar sida in labadaan Dowlad Goboleed aysan soo gudbin Guddiga ku metalaya Doorashada 20/21. Marka kulankooda uu dhacdo kadib,…

Barcelona vs Real Sociedad – Barca ayaa martigelineysa kooxda

Barcelona ayaa caawa wajaheysa tijaabo adag marka ay Camp Nou ku martigeliso kooxda hogaanka u heysa La Liga ee Real Sociedad.Kulankii ay Barca 1-0 kaga badisay Levante ayaa soo gabagabeeyay labo kulan oo laga badiyay usbuuc ka hor, waxaana la filayaa inay la dagaallamaan Sociedad oo xilli ciyaareedkaan qaab ciyaareed fiican ku jirta. Kulankii ugu dambeeyay ee ay la ciyaareen Eibar, waxay lumiyeen fursad ay hogaanka ku sii dheereysan karaan.Tababare Ronald Koeman kooxdiisa ayaa ku dhibtooday inay soo laabasho sameyso…

“Siyaasad Qori ah waa laga yimid, waxa ay inoo joogtaa mid

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa sheegay in ay jiraan shaqsiyaad u daneynaya dalalka shisheeye Kenya oo DFS ay xiriirka u jartay. Dibadbaxa ka dhacay shalay Muqdisho ayuu sheegay in ay kasoo horjeedaan go’aanka Dowladda Federaalka ay ka qaadatay faragelinta siyaasadeed ee dalalka kala duwan ay ku hayaan Soomaaliya balse Dowladdu ay iska gacan qabatay. “Mar haddii dadkeena uu noqday ducafo jilicsan oo aan lahayn damiir adag,…

After the break with Somalia, the rapprochement with Somaliland grew to become increasingly burning

The kitchen is burning between Kenya and Somalia. Mogadishu severed diplomatic ties with its southern neighbor on Tuesday, December 14. Kenyan diplomats have seven days to go away Somali territory. Within the course of, Nairobi introduced that the consulate will open subsequent March in Somaliland, this self-proclaimed impartial area that Somalia considers a part of its territory. Within the context…

“Dad Hoteelo Jiifo in ay noqdaan Colaad abuur looma baahna”

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa ka hadlay Banaanbax Rabsho isu badalay oo sababay khasaare gaaray qaar kamid ah dadkii bannaan-baxayay. Xundubey ayaa sheegay in aysan jirin wargelin Wasaaradda Amniga lagu sameeyay in dibadbax uu dhacayo, sidaas awgeed aan la aqbali doonin isu soobax aan ogolaanshiyo looga heysan Wasaaradda shaqada ku leh. Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Jimcaale ayaa tilmaamay in sifaha…

Peter Maurer (ICRC): In Tigray, “we can imagine there were slips on all sides”

The International Committee of the Red Cross (ICRC) is so far the only humanitarian organization that has been able to gain access to the Ethiopian region of Tigray after a month of conflict. A supply convoy from the hospital in the provincial capital Mekele reached the city on Monday, December 14. Our guest is the President of the ICRC, Peter Maurer. He was in Paris to meet with French President…