Maxaa ka jira in ciidamo ku hareeraysanyihiin guryaha ay

Sida ay xaqiijiyeen goobjoogayaal Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda iyo gaadiid dagaal ayaa lagu arkay xaafado ka tirsan Buulo Xuubey ee degmada Wadajir ah, halkaasoo ay degan yihiin inta badan Musharaxiinta Hogaamiyaha Soomaaliya ee 2021. Goobaha Ciidamada ku sugan yihiin ayaa waxaa ka mid ah Laami yaraha Zoobe, Isgoyska Ceel Qalaw, Macruuf, agagaarka Somalia Airline iyo jidcayaasha waxa ayn  ciidamadaani diidayaan in ay galaan guryaha ay daganyihiin Siyaasiyiinta mucaaradka ah.…

“Waxaad ciyaareysaa Toni, wuxuu ku socdaa jidkiisa”

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Toni Kroos ayaa si maldahan u sheegay in weeraryahanka reer Norway Erling Haaland, weeraryahankii hore ee Borussia Dortmund uu ka garab ciyaari doono kubadsameeyaha reer Jarmal.Haaland iyo naadiyada ayaa wacaya, waana weerar yahanka ugu fiican aduunka, gaar ahaan hadafkii xilli ciyaareedkii hore ee taageerayaasha lala yaabay, wali waxa sii socda turxaan bixin.Real Madrid ayaa ka mid ah kooxaha bartilmaameedsanaya Haland waxayna qorsheynayaan inay dalab ka gudbiyaan xagaagan ama…

Labada ujeedo ee Masar kala leedahay Soomaaliya oo la

6-december, wafdi sare oo dublamaasiyadeed oo Masaari ah oo uu hogaaminayo Kaaliyaha Wasiirka Arimaha Dibada Masar ee Arimaha Afrika Sherif Issa ayaa booqasho ku yimid magaalada Muqdisho xilli Masar ay qaaday tillaabooyin ay ku xoojinayso joogitaankeeda Afrika. Wafdiga Masar waxay booqashadooda kubilaabeen kulan ay laqaateen Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Maxamed C / risaaq si ay ugala hadlaan “horumarka kajira Soomaaliya, xaalada gobolka ee wadamada deriska ah iyo…

Sheffield United vs Man United – Red Devils shanaad

Sheffield United ayaa caawa fiirin doonta guushoodii ugu horeysay ee xilli ciyaareedkaan marka ay wajaheyso Manchester United garoonka Bramall Lane, halkaasoo ay ku inkaaran yihiin dhibic.Kooxda martida loo yahay ayaa haysata 12 kulan oo horyaalka ah, hal dhibic, taas oo la macno ah in ay kaliya bar-baro galeen hal kullanna laga wada badiyay oo ay ku jiraan xilli ciyaareedkoodii ugu xumaa taariikhda.Manchester United ayaa dhanka kale dooneysa inay dib u guuleysato ka dib barbaro ay la gashay Man City horaantii isbuucaan iyo…

Wadooyinka Muqdisho oo saakay xiran iyo maamulka gobolka

Ciidamo iskugu jira Milatari iyo Boolis ayaa saakay xiray wadooyinka ugu muhiimsan ee magaalada Muqdisho, iyadoona  isku socodka  dad weynaha iyo gaadiidka la diidayo wadooyinka qaar oo ciidanku xireen. Wadooyinka waawayn iyo jid cadayaasha soo gala ee caasimadda Soomaaliya ayaa lagu arkayaa dadka shacabka ah oo saaka lugeynaya waddooyinka mana jiraan wax gaadiid dadweyne ee isticmaalaya waddooyinka waa weyn inta badan shacabku ay isticmaali jireen. Sababta ka dambeysay arintan…

Sarkaal lala xiriinayo Al Shabaab oo loo maxkamadeynayo

Waaxda Cadaaladda Mareykanka ayaa dacwado la xiriira ficillo argagixiso iyo inuu ka tirsan yahay kooxda Al-Shabaab kusoo oogtay Cholo Abdi Abdullah, oo ah muwaadin u dhashay dalka Kenya. Abdullah ayaa waxaa lagu soo oogay lix fal-damiyeed oo aragagixisanimo, oo ay ku jiraan inuu u shaqeynayey urur argagixiso oo ajnabi ah (Al-Shabaab), iyo inuu shirqoolay inuu afduubto diyaarad, si uu Mareykanka ugu fuliyo weerar la mid ah kii 9/11. Abdullah ayaa bishii July 2019 waxaa dalka…

in Sidi Bouzid, the cradle of protest, 10 years of disappointed hopes

The protest as a memory. It has been ten years since the revolution began in Tunisia. Death by death, in the middle of the country, in Sidi Bouzid by a street vendor, Mohamed Bouazizi, led to an unprecedented uprising that led to the fall of Ben Ali. The government maintains a low profile when it comes to scoring goals on December 17, but the day promises to be tense given the small improvement in…