Jabuuti iyo Sucuudiga oo ka wada hadlay xaalada

Hogaamiyaha Dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ku qaabisay madaxtooyada Jabuuti Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Sacuudiga, Amiir Fayçal Bin Farhan Al Saoud, oo ay wehliyaan masuuliyiin sar sare oo ka socotay boqortooyada dalkaasi. Booqashada Wasiirka Arimaha Dibada Sacuudiga ee Jabuuti ayaa salka ku haysa xoojinta “xiriirka saaxiibtinimo, walaaltinimo iyo iskaashi ee u dhexeeya labada wadan ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti”. Labada dhinac ayaa ka dooday iskaashiga istiraatiijiyadeed ee…

Ma Sidanaa U Dambaysay? Qiimaha Uu Eden Hazard

Warbixin cusub oo uu soo saaray bogga arrimaha suuqa takhasuska ku ah ee Transfermarkt ayaa lagu sheegay in garabka weerar ee kooxda Real Madrid ee Eden Hazard uu hadda u qalmo wax ka yar 30% lacagtii uu ugu biiray kooxdaas sanadkii 2019. Xiddiga ree Belgium ayaa ahaa mid aad u nasiib xun tan iyo markii uu ku biiray Real Madrid isaga oo dhibane usoo ahaa dhaawacyo is-daba joog ah kuwaas oo keenay inuu qiimihiisa suuqu si joogto ah hoos ugu dhaco. Hazard oo 30 sano jir ah ayaa bishii June ee sanadkii 2019 heshiis 89…

LA OGAADAY: Tababaraha Markasta Taleefanka Ku Waca

Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa xilli horeba bilaabay dhaq-dhaqaaqyada uu ku doonayo inuu xagaaga sanadkan kula soo saxeexdo weeraryahanka Borussia Dortmund ee Erling Braut Haaland. Xiddiga ree Norway ayaa la filayaa inuu dhammaadka xilli ciyaareedkan iskaga tagi doono Borussia Dortmund gaar ahaan iyadoo hadda shaki weyni ku jiro haddiiba ay usoo bixi doonaan Champions League xilli ciyaareedka dambe. Xaqiiqada ah in suuqa laga heli karo ayaa dhalisay in inta badan kooxaha Yurub ugu…

DEG-DEG: Mid Kamida Xiddigaha Kooxda Lazio

Kooxda ree Talyaani ee Lazio ayaa si rasmi ah u shaacisay geerida da’yarkii kooxdeeda ee Daniel Guerini oo 19 sano jir ahaa isla markaana ku geeriyooday shil gaadhi oo uu ku galaya magaalada Rome. Wararka ayaa sheegaya in shilkaasi uu ka dhacay 8-dii fiidnimo ee xalay magaalada Rome iyadoo ay laba shaqsi oo kale kula lug lahaayeen Guerini isla markaana la xusay inay ku jiraan xaalad aad u adag. Qaar kamida shaqaalaha dab-damiska ee magaalada Rome ayaa si deg-deg ah uga hawl-galay arrintaas balse waxa ay awoodi waayeen…

UN-ka:-Sucuudiga waxa handadaad ku hayaa khurada

Xafiiska xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xaqiijiyay in Dowladda Sucuudiga ay handadaad ku hayso khuburada madaxa banaan ee hogaaminaysa  baaritaanka dilkii saxafiga Jamal Khashoggi oo lagu eedeeyay dhaxalsugaha Sucuudiga. Afhayeenka Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay Rupert Colville ayaa xaqiijiyay sax ahaanshaha faahfaahinta lagu daabacay wargeyska Guardian ee la xiriirta hanjabaadaha loo jeedinayo Agnes Callamard, khabiirka Qaramada Midoobay ee baaraya dilka wariyaha. Wargeyska The Guardian ayaa…

MUSIIBO: Xaalada Dhaawacii Ansu Fati Oo Faraha Ka

Da’yarka garabka weerar ee kooxda Barcelona ee Ansu Fati ayaa guud ahaan inta xilli ciyaareedkan ka dhiman iyo waliba tartanka Euro ee xagaaga qabsoomayaba seegi kara xilli ay macquul tahay in lagu sameeyo qaliinkii saddexaad ee lagu saxayo dhaawaca jilibka ka gaadhay. Xaalada dhaawac ee Fati ayaa ahayd mid kasii daraysa tan iyo markii uu dhaawacu gaadhay, 18 sano jirkaas ayaa ahaa mid bilooyin holac ah qaatay. Markii ugu horreysay ee uu qaliinka ku sameeyay dhakhtarka aadka loogu kalsoon yahay ee Ramon Cugat ayaa la…

An task from Quai Branly in Cotonou to

The president of the Quai Branly-Jacques Chirac Museum, Emmanuel Kasarherou, arrived in Cotonou on Wednesday, March 24, on a technical mission through March 28, to advance preparations on the Benin side for the return of the 26 works promised by Paris. Time is running out, as the French deputies have given Benin and Senegal a year to complete the process and restore that work. The French mission is purely technical. On the program, work sessions and site visits for Quai Branly's president. For his visit, Benin mobilized…

Maxaa soo celiyay adeegsiga erayga ah Jubbaland

Ka dib markii uu xooggaysay khilaafka u dhexeeya Hogaamiyaha Mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Hogaamiyaha Jubbaland Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo salka ku haaya maamulida 16 kursi ee laga soo doorto gobolka Gedo waxaa kor u kacay abaabulka ay wadaan siyaasiyiinta taageersan Hogaamiye Farmaajo ee ah in loo baahanyahay “Jubbaland loo dhanyahay”. Shalay waxa magaalada Balad-xaawo ee gobolka Gedo gaarey xubno uu hor-kacaayo wasiirkii hore ee amniga Jubbaland, Cabdirashiid…

Waa Kuma Xiddiga Liverpool Ka Tirsan Ee Sababta U

Garabka weerar ee kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa la xusayaa inuu hayo furaha uu weeraryahanka Atletico Madrid ee Luis Suarez ugu soo laaban karo kooxda suuqa xagaaga ee dhammaadka xilli ciyaaredkan. Xiddiga ree Uruguay ayaa ahaa mid wacdarro ku dhigayay Anfield tan iyo markii uu uga tagay Barcelona sanadkii 2014, suuqii hore ayay ahayd markii lagu qasbay inuu ka baxo Camp Nou waxaana uu xilli ciyaareedkan horyaalka ku hoggaaminayaa Atletico. Laakiin Suarez oo hadda 34 sano jir ah ayay macquul tahay inuusan…

Hogaamiye-yaasha maamuladda iyo Beesha Caalamka

Sida ay Axadle u sheegeen ilo lagu kalsoonaa karo Xerada Afisyooni ee magaaladda Muqdisho waxa maanta ku kulmaya madaxweyne-yaasha 5 Dowlad-goboleed ee kala ah Puntland, Galmudug, Hirshabeelle, Koofur Galbeed iyo Juballand waxaana ka qayb galaya xubnaha beesha Caalamka. Talaabadaan ayaa ka dambaysay shirar labadii habeen ee la soo dhaafay dhex maray Madaxweynayaasha Galmudug, Jubbaland iyo Puntland oo furre u noqday shir ay maanta isugu imaan doonaan Shanta Hogaamiye Dowlad Goboleed iyo Wakiilada Beesha Caalamka ee C6+,…