GO’AAN: Martin Odegaard Oo Go’aankii La Sugayay Ka Gaartey

Da’yarka hal abuuraha ah ee kooxda Arsenal ahna kabtanka xulka qaranka Norway ee Martin Odegaard ayaa lagu soo warramayaa inuu go’aan ka gaadhay mustaqbalkiisa iyo halka uu xilli ciyaareedka dambe doonayo inuu ka ciyaaro.Arsenal ayaan soo qaadan xilli ciyaareed wanaagsan oo ay ku hamido usoo bixitaanka tartamada Yurub waana mid saamayn ku yeelan karta dhaq-dhaqaaqeeda suuqa, Gunners ayaa saxeexyo dhawr ah sameeyay xagaagii balse Mikel Arteta ayaa mashaqo kale dhex taagan.Imaatinkii Martin Odegaard ee Arsenal ee badhtamaha…

Yey yihiin shaqsiyaadka uu sheegay CC Shakuur inay kasoo horreeyaan Farmaajo?

Muqdisho (Axadle) – Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame ayaa dhowaan sheegay in Farmaajo isaga oo aan afka kala qaadin ay jiraan rag ka soo horeeya oo u doodayey intii uu socday shirkii u dhaxeeyey madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee Afisyoone. Cabdiraxmaan ayaa sheegay in shakhsiyaadka kasoo horeeyo madaxweyne Farmaajo oo la fahamsan yahay inuu ula jeedo qaar ka tirsan madaxda maamul goboleedyada ay u ku doodayaan…

Sam Kerr deserves a Hattrick when Chelsea beat Birmingham in the WSL

Leaders Chelsea registered their 16th victory of the season in the Super League for women on Sunday with a resounding 6-0 victory against Birmingham City. After a tight first 20 minutes or so, Emma Hayes' side broke the deadlock through Sam Kerr when she netted from a close angle. The Australian continued to score a hat-trick for the first half and condemned Birmingham to their eleventh defeat in 18 league games this season.Kerr's second came just before the break when she was the fastest to react after Pernille Harder's…

Some Medical doctors Are Serving This Sort of Tea to Battle COVID-19

In a time of science and medicine, it's reported that an ancient medicinal—yep, that's tea—continues to show impressive benefit in the fight against COVID-19. In fact, one hospital has actually partnered with a tea company to ensure that it always has a regular supply of one particular tea… and its positive effects have been known for a while. We recently reported on the benefits of green tea after receiving the COVID-19 vaccine. Now, physicians at a hospital in Jamaica have started serving turmeric tea to patients who are…

RASMI: Liiska Xiddigaha Barcelona Ee Kulanka Valladolid Ee Caawa, Laba

Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qayb gelaya kulanka ay caawa gegida Camp Nou kusoo dhawaynayaan dhigooda Real Valladolid.Laba xiddig oo muhiim ah oo ka maqan Barcelona ciyaarta caawa ayaa noqonaya Gerard Pique iyo Sergi Roberto, labada ciyaaryahan ayaa ahaa kuwo tababarka la samaynayay kooxda muddooyinkan ugu dambeeyay.Tababaraha Dutch-ka ah ayaa caddeeyay intuu uu ku jiray shirkii jaraa’id ee ka horreeyay kulankan inuusan doonayn inuu wax halis ah…

Northeastern State troops drop automobile bombs, killing 24 ISIS militants in operation

Somalia - Northeastern State's security forces have killed at least 24 militants who are in line with the Islamic State group by direct fire during a series of operations over the past two days in parts of Bari province. Following a tip-off, troops raided the base in the Al-Miskaat Mountains around the Balidhidin district, where ISIS stored heavy ammunition and materials for making IEDs and car bombs, according to the PSF. A video clip released by the PSF showed troops blowing up two intercepted vehicles filled with…

“Cristiano Ronaldo Ayaan Garankiisa Weydiistay Balse Isaga Oo Aan Isoo

Daafaca bidix ee kooxda Atalanta ee Robin Gosens ayaa shaaca ka qaaday sheeko layaab leh oo ka qabsatay weeraryahanka Juventus ee Cristiano Ronaldo kaddib markii uu weydiistay maaliyadiisa inuu siiyo ciyaar dhex martay labada kooxood kaddib.Gosens ayaa kamid ah kooxda tababare Gian Piero Gasperini ee horyaalka Serie A awooda cadaanka ah ku muujinaysay sanadahan ugu dambeeyay isla markaana sida joogtada ah ugu soo baxaysay UEFA Champions League.Robin Gosens ayaa sheegay inuu kaddib kulan ay garaaceen Juve u tagay Ronaldo si…

David Luiz is Arsenal’s best defender

Arsenal suffered their 12th Premier League defeat of the season on Saturday night from reigning champions Liverpool, leading to even more questions about Mikel Arteta's suitability for leadership at the Emirates Stadium.It's a debate that takes its ugly head every time the North London club fails to score three points, and the often over-reactionary response is a result of the lack of perspective being applied; Jurgen Klopp's side finished 43 points ahead of Arsenal last season, so it is difficult to see why the result has…

Q/Midoobe oo war cusub ka soo saartay shirka Afisyoone

Muqdisho (Axadle) – Qoraal ka soo baxay xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay wada-hadallada ka socda magaalada Muqdisho ee u dhexeeya dowladda dhexe, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. War-saxaafadeedkan ayaa lagu sheegay in Qaramada Midoobay ay dhiira-gelisay joogitaanka dhammaan madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee shirka horudhac u ah shirka wada-tashiga ee 3-dii ilaa 4-tii April…

Qaramada Midoobay oo war cusub kasoo saartay shirka Afisyoone

Muqdisho (Axadle) – Qoraal ka soo baxay xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay wada-hadallada ka socda magaalada Muqdisho ee u dhexeeya dowladda dhexe, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. War-saxaafadeedkan ayaa lagu sheegay in Qaramada Midoobay ay dhiira-gelisay joogitaanka dhammaan madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee…