Guardiola: UEFA iyo FIFA Waxay Dilayaan Ciyaaryahanadda

Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa xidhiidhada kubadda cagta Adduunka ee FIFA iyo Yurub ee UEFA ku eedeeyey in ay dilayaan ciyaartoyga.Manchester City ayaa isku diyaarinaysa kulanka Borussia Dortmund ee wareegga siddeedda Champions League oo lugtiisa hore ay habeen dambe ku wada ciyaarayaan Etihad Stadium, waxaanu Pep Guardiola rajaynayaa in xilli ciyaareedkan ay u noqon doonto markii ugu horreysay ee kooxdani ay qaaddo Champions League.Laakiin waxa uu Guardiola dareensan yahay in shaqada u taalla kooxdiisu ay…

Federico Macheda’s winning time on injury on his Man Utd debut

In the ever-improving but increasingly complicated game of football with money and statistics, it is the individual, independent moments that remind us exactly why we love it.Expected goal statistics, outrage over transfer fees and commercial priorities are all forgotten when you have found yourself tumbling four rows down from your usual place and hugging a man you have never met before in your life and lived in the moment your meat pie goes AWOL.It's easy to look back on football - like anything - with pink glasses and…

Midkee Guuleysan Doonta Real Madrid iyo Liverpool? – Rafa Benitez Oo

Tababarihii hore ee kooxaha Liverpool iyo Real Madrid ee Rafa Benitez ayaa ka hadlay kulanka adag ee Salaasada ay ku ballansan yihiin labadiisa kooxood ee hore, waxaanu shaaciyey in ay jirto hal faa’iido oo ay is dheer yihiin.Liverpool ayaa u safartay waddanka Spain oo ay garoonka Alfredo di Stefano habeen dambe kula ciyaari doonto Real Madrid lugta hore ee wareegga siddeedda Champions League, halka ciyaarta labaadna ay Arbacada toddobaadka dambe ay ku qaabbilayso Anfield.Real Madrid iyo Liverpool oo finalkii 2018kii wada…

Liverpool’s Nat Phillips unaffected by Real Madrid Champions League tie

Liverpool defender Nat Phillips has insisted he will treat the Red Champions League quarter-final with Real Madrid like any other match.Phillips has come in shape as of late and formed a solid partnership with Ozan Kabak in the middle of Liverpool's defense.Speaking to UEFA (via Liverpool's official website), Phillips acknowledged La Rica's rich history but said he would not be intimidated by them."It simply came to our notice then and it shows in what they have achieved as a club, the trophies they have won and the level…

DEG-DEG: Erling Haaland Oo Ka Degay Magaalada Manchester & Hotelka

Weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund ee Erling Haaland ayaa ka degay magaalada Manchester isagoo ay wehelinayaan ciyaartoyda kooxdiisa.Xiddigaha kooxda Borussia Dortmund oo dhamaystiran ayaa mar dhoweyd gaadhay magaalada Manchester, waxaanay ku dageen Hotelka The Lowry Hotel ee ay leedahay kooxda Manchester United, halkaas oo ay joogi doonaan illaa  inta ay ka gaadhayso ciyaarta Man City ee habeen dambe.Haaland oo lala xidhiidhinayo labada kooxood ee Manchester City iyo Manchester United ayaa ka mid ah ciyaartoydan,…

1# Sudden Impact of Consuming Chocolate, New Learn about Says

No doubt you've heard that chocolate can be considered a healthy indulgence—dark chocolate, that is, not the milk chocolate in a Hershey's Bar or the stuff that coats Count Chocula cereal. Now, new research suggests it may help you burn more calories while sitting on the couch. Dark chocolate with 70% and more cacao is high in plant compounds called flavonoids and flavanols that are associated with a lower risk of heart disease and other cardiovascular benefits. The American Heart Association notes that some studies…

Declan Rice wanted by Man Utd and other top clubs

Exclusive - Manchester United are leading a group of top Premier League clubs showing interest in West Ham and England midfielder Declan Rice ahead of the summer transfer window, but the Hammers are waiting until the end of the season to make a decision on their future.Rice is one of the best and most important players in a much improved West Ham side this season and is expected to be a start for England in the delayed Euro 2020 final tournament.Rice is an important starter in England Sebastian Frej / MB Media / Getty…

Zlatan Ibrahimovic close to extending AC Milan contract after the end of the season

Zlatan Ibrahimovic is close to signing a new contract with AC Milan to keep him at the San Siro after the 2020/21 season.The Swede has had a transformative effect on Milan since he returned in January 2020 and is about to return to the Champions League for the first time since 2014.Ibrahimovic has been talismanic for Milan | Soccrates Images / Getty ImagesThe 39-year-old is currently enjoying his second spell at the club, which previously represented them between 2010 and 2012.Stefano Pioli's side has exceeded many people's…

Hargeysa oo soo bandhigtay saraakiil ‘kasoo goostay’ Danab iyo Gorgor

Hargeysa (Axadle) – Xukuumadda Hargeysa ayaa maanta soo bandhigtay Saraakiil ay sheegtay inay kasoo goosteen ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed. Taliska guud ee xukumadda Hargeysa ayaa lagu soo dhaweeyay Saraakiishan oo Afar ahaa, waxayna sheegeen inay kasoo goosteen Soomaaliya, islamarkaana la qalday oo mabda’a midnimada wax kusoo bartay ayaga oo dhalinyaro ah. “Waxaa soo dhoweynayaa saraakiisha iyo askarta kasoo goosatay ee mabaadida Soomaali Weyn ee lagu qalday kasoo noqotay ee Somaliland isku soo dhiibtay waan…