Wararkii ugu dambeeyay ee Djibouti Codbixinta oo bilaabmay
Jabuuti (Axadle) – Jamhuuriyadda Jabuuti waxaa ka bilaabatay codeynta doorashada 2021 jimcihii oo u dhaxeysay madaxweynaha xilka haya Ismaaciil Cumar Geelle iyo…
Jabuuti (Axadle) – Jamhuuriyadda Jabuuti waxaa ka bilaabatay codeynta doorashada 2021 jimcihii oo u dhaxeysay madaxweynaha xilka haya Ismaaciil Cumar Geelle iyo…
Muqdisho (Axadle) – Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si caro leh uga jawaabtay war saxaafadeed ka soo baxay ururka gabdhaha Soomaaliyeed ee LeadNow! (Hoggami…
Muqdisho (Axadle) – Maamulka Isbitaalka Keysaney ee Magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 5 jeer la dhacay Dhaqaatiirtii iyo Ambalaasyadii Isbitaalka.…
Addis Ababa (Axadle) – Magaalada Adis-ababa ee Caasimadda dalka itoobiya maanta waxaa ka dhacay kulan ay soo qaban qaabisay wasaarada nabada ee…
Layla Maxamed Xirsi oo ah gabadh ganacsato ah, oo ku nool magaalada Berber, ayaa cabasho ka muujisay shirkada laydhka, iyado madaxweynaha ka…
War-saxaafadeed ka soo baxay beesha caalamka ayaa loogu baaqay hoggaamiyaasha Soomaaliya in Dib loo billaabo wadahadallada burburay ee gogol-xaadhka u ahaa kullamada…
Muqdisho (Axadle) – War-saxaafadeed ka soo baxay beesha caalamka ayaa lagu muujiyey walaaca laga qabo qorista qoraalo ku saabsan ka baaqashadii shalay…
Muqdisho (Axadle) – Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in Magaalada laga helay meydadka labo…
Muqdisho (Axadle) – Kulan u dhexeeyay madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada oo ka dhacay teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho ayaa ugu…
Muqdisho (Axadle) – Ilo wareedyo kala duwan oo dhanka amniga ah oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa Axadle u xaqiijiyay in dhacyada…
Muqdisho (Axadle) Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaalada adag ee uu dalku ku sugan yahay,…