Congress: Mareykanka wuxuu ku baaqayaa in dib loo eego xiriirka iyo cunaqabateynta saaran Soomaaliya – Axadle
Washington (Axadle) – Laba xubnood oo ka tirsan aqalka Koongareeska Mareykanka ayaa ka codsaday Mareykanka inuu dib u eego xiriirka uu la…
Washington (Axadle) – Laba xubnood oo ka tirsan aqalka Koongareeska Mareykanka ayaa ka codsaday Mareykanka inuu dib u eego xiriirka uu la…
Gaalkacyo (Axadle) – Maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigay saraakiil sheegatay inay ka baxeen ciidamada dowladda federaalka, gaar ahaan…
Muqdisho (Axadle) – Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland ayaa ka ambabaxay magaalada Muqdisho iyagoo kusii jeeda maamulladooda, kadib kulan ay la qaateen wakiilada…
Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho waxaa goordhow ka furmay shir u dhexeeya xubnaha Midowga Musharaxiinta, Gudoomiyaha Aqalka Sare, Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland.…
Muqdisho (Axadle) Wasiirkii hore ee Arimaha Dibada Soomaaliya hadana ah Ergeyga Gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed Yuusuf…
Muqdisho (Axadle) – Xubnaha ka tirsan Ururka Musharaxiinta Ururka ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen waxay si kulul ugu cambaareeyeen xaalada cusub ee…
Washington (Axadle) – Golaha Senate-ka Mareykanka ayaa ka soo horjeestay kordhinta Golaha Wakiilada Soomaaliya oo labo sano loogu kordhiyay madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday…
Muqdisho (Axadle) – Qoraal ka soo baxay Waaxda Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqda Aadanaha ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya ee…
Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo sidoo kale Mudane ka tirsan golaha shacabka, ayaa ka hadlay go’aankii uu shalay…
Muqdisho (Axadle) – Ilaahay ha u naxariistee. Laba maalmood oo xiriir ah, waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay Jeneraal Mahad Cali Cilmi, oo…
Hargeysa (Qorilugud) – Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xabsi daa’in ku xukuntay Gaashaanle Sare Jaamac Doolaal oo ka mid ah…