Siyaasiyiinta beesha Gedo oo ka horyimid qodobada Gedo ee he…

Garbahareey (Axadle) – Qaar ka mid ah siyaasiyiinta gobolka Gedo ayaa sheegay in ay ka soo horjeedaan qodobada qaar ee lagu heshiiyay ee ka soo baxay kulankii Golaha Wadatashiga Qaranka oo maalin ka hor lagu soo gabagabeeyay Caasimadda Muqdisho. Shirkii ku dhawaad todobaadka ka socday teendhada Afisyooni waxaa ka soo baxay qodobo qaarkood looga heshiiyey hanaanka loo soo dooranayo xildhibaanada deegaan doorashadoodu tahay gobolka Gedo, balse…

Cumar Filish oo ballan-qaad muhiim ah ka helay wasiir ka soc…

Muqdisho (Caasimada Oline) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shalay xarunta Aqalka dowlada hoose ee Xamar ku qaabilay Wafdi uu hogaaminaayay Wasiirka Iskaashiga iyo Horumarinta Caalamiga ah ee dalka Sweden, Per Olsson Fridh oo booqasho ku jooga Caasimadda Muqdisho. Kulanka oo ay goob-joog ka ahaayeen u qaabilsanaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sweden ee dhinaca Africa, Safiir Kuxigeenka…

Taariikhdii Cabdiqaasim iyo Cabdullaahi Yuusuf oo mar kale d…

Wixii dhacay ha noqdaan casharo lagu waano qaato: waa hadal ay Soomaalida siyaasiyiinta ah adeegsadaan marka dhibaato laga gudbo. Casharo lagu waano qaato oo aad u fara badan ayaa na soo maray, balse ma badna inta ku waano qaadata. October 15, 2002, waxaa shir ay gar wadeen ka tahay IGAD loogu qabtay siyaasiyiinta Soomaalida magaalada Eldoret ee dalka Kenya. Xilligaas shirka uu furmayo, waqtigii madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan la siiyay ee…

Midowga Musharaxiinta oo kala caddeeyey inay sii jiri doonaa…

Muqdisho (Axadle) – Golaha Midowga Musharaxiinta madaxtinimada Soomaaliya ayaa maanta shir gaar ah ku yeeshay Caasimadda Muqdisho, kadib markii maalin ka hor la kala saxiixday heshiis doorasho oo rasmi ah, waxayna isku raaceen inay sii jiraan. Kulankii maanta ee xubnaha Midowga Musharaxiinta waxaa looga hadlay qodobo dhowr ah, oo ay ka mid yihiin aayaha dambe ee golaha iyo doorkooda ku aadan fulinta heshiiskii la gaaray, waxayna soo dhaweeyeen…

Xalka arrinta Gedo: Kaalinta Rooble, Axmed Madoobe iyo AMISO…

Muqdisho (Axadle) – War-murtiyeedkii kasoo baxay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ayaa waxaa si gaar ah loogu faah-faahiyey qaabka looga heshiiyey arrinta Gedo, oo qeyb ka aheyd qoddobada ugu adkaa ee heshiiska laga gaaray. Golaha ayaa go’aamiyay abuurida guddi dib u heshiisiineed oo ka kooban dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada oo aysan ku jirin Jubbaland, guddigaas oo lagu soo magacaabayo 3 maalmood gudahood, taasi oo ka bilaabaneysa…

Fanaan Sharma Boy oo lagu xiray Garoowe + Sababta – Caasimad…

Garoowe (Axadle) – Ciidamada booliska Garoowe ayaa xabsiga u taxaabay fanaan Sharmaarke Cabdinaasir oo la garan ogyahay Sharma Boy, kadib markii uu maanta barqadii shil ku galay duleedka magaaladaas. Shilka ayaa dhacay kadib markii uu rogmaday gaari uu waday Sharma Boy, kaasi oo sababay dhimashada hal ruux oo dumar ah iyo dhaawac.  Sharma Boy ayaa loo haysta in uu mas’uul ka yahay shilkaas gaari, maadama uu wade ka ahaa gaarigaas oo ay saarneeyn…

Qarax xooggan oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay B…

Baydhabo (Axadle) – Faah-faahino dheeriya ayaa kasoo baxaya qarax dhimasho sababay oo ka dhacay magaalada Baydhabo ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Qaraxa ayaa ka dhacay suuqa qaadka lagu iibiyo ee bartamaha magaalada Baydhabo, xili ay ka taagneyd saxmad aad u badan, sida ay Axadle u sheegen dad goobjoog ah. Qaraxa oo la dhigay goobta Suuqa ayaa waxa uu sababay dhimashada 3 qof…

Heshiiska doorashada Dhuroobe ayaa u dhashay, Dhagarqabena w…

Shalay waxaa lagu saxiixay Caasimadda Muqdisho heshiis doorasho oo ay wada saxiixeen hoggaamiyaasha Madasha Wadatashiga Qaran ee uu hoggaaminayay RW Rooble, madaxweyneyaasha dowladaha xubnaha ka ah dowlada federaalka iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir. Sannad ka hor ayey ahayd in la saxiixo heshiiskan oo kale si doorasho u dhacdo inta uusan dhamaanin muddo xilliyeedka Barlamaanka Federaalka. Nasiib darro, Farmaajo oo xilligaa ka cabsanayay…

Mareykanka oo hal arrin faray DF iyo Maamul Goboleedyada kad…

Muqdisho (Axadle) – Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay si weyn usoo dhaweeneyso heshiiska ay gaareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda Maamul Goboleedyada Shalay oo ay taariikhdu aheyd 27 May si uu dalka u galo doorasho baarlamaan iyo mid madaxweynimo. ” Mareykanka wuxuu soo dhaweynayaa heshiiskii 27-kii May ee u dhaxeeyay madaxda qaranka iyo kuwa Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya si loogu sii ambaqaado doorashooyinka…

Mareykanka oo DF iyo dowlad goboleedyada faray hal arrin kad…

Muqdisho (Axadle) – Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay si weyn usoo dhaweeneyso heshiiska ay gaareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda Maamul Goboleedyada shalay oo ay taariikhdu aheyd 27-ka May, si uu dalka u galo doorasho baarlamaan iyo mid madaxweyne. “Mareykanka wuxuu soo dhaweynayaa heshiiskii 27-kii May ee u dhaxeeyay madaxda qaranka iyo kuwa Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya si loogu sii ambaqaado doorashooyinka…