Shaxda Rasmiga Ah Ee Villarreal vs Barcelona – Emery & Koeman Oo Aan

Barcelona ayaa kusoo bilaabatay shax adag, kulanka adag ee ay martida ugu yihiin Villarreal kaas oo ay u baahan yihiin in saddexda dhibcood ay ka helaan si ay usoo qabtaan Real Madrid oo kaalinta labaad ku jirta, kana horreysa saddex dhibcood.

Tababare Ronald Koeman ayaa kulankan kusoo bilaabay xiddigaha Lionel Messi iyo Antoine Griezmann oo afka hore wadaagaya, waxaana khadka dhexe ka taageeraya shan ciyaartoy oo kala ah Jordi Alba, Pedri, Sergio Busquets, De Jong iyo Dest, halka difaacana ay wada taagan yihiin Lenglet, Pique iyo Mingueza.

Ousmane Dembele oo kasoo nqoday dhaawac ayaa kaydka kula jira Samutl Umtiti, Trincao iyo Puig.

Shaxaha Rasmiga Ah Ee Labada Kooxood

BARCELONA XI: Ter Stegen; Mingueza, Piqué, Lenglet; Dest, De Jong, Busquets, Pedri, Alba; Messi, Griezmann (3-5-2)

Kaydka: Neto (GK), Arnau (GK), Araujo, Umtiti, Roberto, Firpo, Matheus, Ilaix, Puig, Trincão, Dembélé

VILLARREAL XI Asenjo; Foyth, Albiol, Torres, Moreno; Parejo, Capoue, Trigueros; Chukwueze, Alcácer, Gerard (4-3-3)

Kaydka: Rulli (GK), Mario, Mori, Bacca, Estupiñán, Coquelin, Costa, Gómez, Pedraza, Yeremy, Álex, Niño

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More