Yearly Archives

2021

Maxaa Dhacay Waqtigii U Dambeeyey Ee Talyaanigu SAGAAL Dhibcood Kusoo

Xulka qaranka Talyaaniga ayaa u gudbay wareegga 16ka Euro 2020 iyagoo soo badiyey dhamaan saddexdii ciyarood ee Group-ka A, waxaanay muujiyeen in ay yihiin cudud sannadkan ku dagaallamaysa koobka.Azzuri oo uu hoggaaminayo tababare Roberto Mancini ayaa soo dhaliyey toddoba gool, soona helay sagaal dhibcood iyagoo aan wax gool ah laga dhalinin oo shabaqoodu nadiif yahay, waxaanay soo garaaceen saddexdii dal ee kula jiray hormadan ee Switzerland, Turkey iyo Wales.Markii u dambaysay ee guul sidan oo kale ah ay Talyaanigu…

Sarkaal ka tirsan ciidanka Gorgor oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho (Axadle) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxay toogasho xalay Caasimadda Muqdisho loogu geystay sarkaal ka tirsanaa ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ay tababartay dowladda Turkiga. Sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray, Maxamed Cali Yarami ayaa waxaa lagu dilay gudaha degmada Wadajir, sida ay Axadle u xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay. Wararka ayaa sheegaya in kooxo ku hubeysan bistoolado…

FADEEXAD: Vidal, Medel Iyo AFAR Ciyaartoy Oo Kale Oo Laga Caydhinayo

Lix ka mid ah ciyaartoyda xulka qaranka Chile ee ka qayb-gelaya tartanka qaramada Latin America ee Copa America ayaa ku jira fadeexad sababaysa in lagu rido ganaaxyo, kaddib markii hotelka ay deggan yihiin ee Gran Hotel Odara ay ugu yeedheen tiro haween ah oo ciyaartoyda.Ciyaaryahannadan oo uu hormood u ahaa Arturo Vidal ayaa waxay soo casuumeen tiro haween ah oo xiddigaha xulka qaranka dalkaas waqti kula qaatay hotelka.Xulka qaranka Chile ayaa deggan magaalada Cuiaba ee xarunta dawlad-goboleedka Mato Grosso ee waddanka…

Ethiopia is organizing First legislative vote since its inception

They were originally scheduled for August 2020. Finally, after two launches, Ethiopia is organizing parliamentary elections on Monday. First vote since 2018 and the inauguration of Prime Minister Abiy Ahmed. More than 37 million voters are called to the polls to elect their regional and federal parliamentarians. But the country's situation is worrying. The province of Tigray, in the north of the country, has had a bloody war between the central state and the former regional power since November. Other regions are also…

“Frakas”, a noir novel about the Cameroonian war

After Requiem pour une République, a noir novel that took place during the Algerian war in 1962, the author Thomas Cantaloube takes up his characters and projects them this time in Cameroon. His new novel, Frakas, has just been published in Série Noire by Gallimard. A former Mediapart journalist, Thomas Cantaloube, wanted to take the war in Cameroon out of oblivion shortly after decolonization. .

Aqriso: Qorshaha amniga doorashooyinka qaran oo xalay shaaca…

Muqdisho (Axadle) – Xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaaciyey qorshaha qaran ee amniga doorashooyinka dalka oo ka kooban 17 bog, ayada oo dalka uu aadayo doorasho dadban. Waxaa sidoo kale la dhisay Guddi Amni oo ka kooban 9 xubnood, mas’uulna ka ah amniga doorashada, uuna hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, xubnaha ay ka mid yihiin Taliyayaasha Booliska Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka, iyo Taliyaha Booliska AMISOM. Guddiga Amni ayaa…

Xubno ka tirsan guddiyada doorashada oo lagu eedeeyey inay d…

Beled-Xaawo (Axadle) – Afhayeenka Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobolka Gedo Aadan Axmed Xirsi (Aadan Rufle) ayaa sheegaya inay dad dembiileyaal ahi ku jiraan Guddiyada Doorashooyinka Qaranka, gaar ahaan Xubnaha Jubbaland ku metelaya Guddiyada Doorashooyinka. Afhayeenka oo ka soo muuqday Warbaahinta ayaa sheegay inay dadka uga digayaan waxa lagu sheegay buu yiri Guddi Doorasho oo laga soo diray Magaalada Kismaayo. “Digniin, waxaan ummadda Soomaaliyeed…

CMA makes an overview of the six-year agreement in Algiers

The peace and reconciliation agreement (APR) stemming from the Algerian process was signed six years ago between the Malian government and the armed groups involved in the peace process. In connection with this anniversary, the CMA (ex-rebellion) organized a press conference in Bamako on Sunday. For her, if hostilities have ceased on the spot between the signatories of the agreement, it is necessary to deplore the absence of real progress in its application. For the coordination of Azawad movements (CMA,…

Khartoum is worried about the return of “mercenaries”

At a time when Libya and the international community are increasing the pressure for all mercenaries and foreign forces to leave Libya, Khartoum is worried that Sudan's 'mercenaries' will return from Libya. During an interview in Doha, alongside the Arab League meeting, the two Sudanese and Libyan foreign ministers Maryam al-Mahdi and Najla al-Mangoush spoke of "this danger".…

NGOs condemn the “illegal” granting of

Several NGOs condemn the "illegal" granting of large primary forest concessions to a single company. Contracts signed in September last year by Claude Nyamugabo, former Minister of the Environment, but not published on the ministry's website until March. By studying these contracts, forest rangers in the Democratic Republic of Congo observed several irregularities. And they ask for cancellation, It is an area as large as half of Burundi: 1,370,000 hectares of primary forest located in the north-north of the Democratic…