Opinions
Soomaaliya: Qaran laba jeer la duminayo iyo hoggaan aan taariikhda waxba ka baran
Sanadkii 1991: Xilligii fursad qaali ah oo qaranimada lagu samatabixin karay ay isu rogtay halaag iyo baaba’ Dhammaadkii sannadkii 1990-kii iyo bilowgii 1991-kii, markii ay jabhaddii USC gudaha u gashay magaalada Muqdisho,…