Browsing Tag

Xaawo

IGAD oo guddi u diraysa Balad Xaawo & Mandheera

Urur goboleedka IGAD ayaa diyaarinaya guddi khubaro milateri ah oo soo qiimeeya dhibaatada ka dhex taagan Soomaaliya iyo Kenya oo qeyb ka ah kiiska. Soomaaliya ayaa sheegtay in Kenya ay abaabuleyso xoogaga Jabhad ay kahor geyso Ciidamada DFS ee jooga Magaalada Balad Xaawo & Deegaannada kale ku dhaw oo saldhigyo ay ku leeyihiin.. Hogaamiyaha Soomaaliya Maxamed C / llaahi Farmaajo iyo Hogaamiyaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa u fariistay inay ka wada hadlaan arrimaha la isku hayo, oo qaarkood dowladda ay ka gaabsatay…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More