Browsing Tag

reer

Gobaladda Waqooyi oo sheegtay in ay la safan doonto Waddamada Bariga hadii ay taageero buuxda ka waydo Reer Galbeedka

Khamiis, April, 2, 2024 (AX) - Xukuumada Gobaladda Waqooyi ayaa sheegtay in taageerada ay waddamada Reer Galbeedku siyaan Soomaaliya ay khatar ku tahay daganaanshaheeda.Warbixin uu baahiyay Millateriga Gobaladda Waqooyi ayaa lagu sheegay in deeqaha dhaqaale iyo tababarka ciidamada ee Waddamada Galbeedka iyo Carabtu ay siiyaan Soomaaliya ay khatar ku yihiin amaanka Gobaladda Waqooyi, warbixintu waxay sheegtay in askar ay tababareen waddamada Maraykanka iyo Imaaraatku ay qayb ka ahaayeen dagaalkii Laascaanood, taasi oo…

Mudane Farmaajo muxuu kala hadlay reer Cali?

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in Hogaamiyaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C / llaahi Farmaajo uu la kulmay qoyskii uu ka geeriyooday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed, oo 10-kii Maarso, 2021 ku geeriyooday magaalada Nairobi, laguna aasay magaalada Muqdisho 12-kii Maarso 2021. Qoraalka ka soo baxay Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Hogaamiye Farmaajo uu la wadaagay qoyska AUN Cali Mahdi geerida marxuumka oo door muhiim ah ka qaatay ballan qaadkiisii ​​ahaa soo celinta dowladnimada…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More