Puntland State oo markii ugu horreysay qabatay shirweynaha cisbitaallada dowladda
BOOSAASO — Shirweyne taariikhi ah oo lagu lafagurayo xaaladda iyo mustaqbalka cisbitaallada guud ee Puntland State ayaa ka furmay magaalada Boosaaso, kaas oo uu daah-furay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Maxamed Cabdiraxmaan, waana kulankii ugu horreeyay…