Banadir
Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ka dhagax dhigay xarunta cusub ee Ciidanka Badda
Muqdisho (AX) — Madaxweynaha Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa maalin Sabti ah dhagax-dhigay xarunta cusub ee Taliska Ciidanka Badda Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho, iyadoo dowladda federaalku ay waddo dadaallo ballaaran oo lagu xoojinayo awoodda…