Qaar ka mid ah Wadooyinka ugu muhiimsan Magaalada Muqdisho oo Saakay xiran
Isniin, Luulyo, 1, 2024 (AX) - Waxaa saakay xiran inta badan wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, kadib hab maamuus aan horay loo arag oo ay ku xuseysa dowladda Soomaaliya munaasanada 1-da Luulyo oo ah markii gobolada Koonfureed ay xornimada ka qaateen gumeystihii Talyaaniga, islamarkaana ay la midoobeen gobolada Waqooyi ee haatan la baxay Gobaladda Waqooyi.Ciidamo aad u tiro badan oo isugu jira Nabadsugid iyo Koofi Casta Aqalka ayaa xirtay wadooyinka gala kana baxa Taalada Daljirka Dahsoon ee degmada…