Somalia
Kulamadii ka dhacay magaalada Garowe & wufuudda maanta lafilayay
Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa maanta lagu qabtay munaasabad balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen bulshada ku dhaqan magaaladaasi. Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare, Xildhibaanno, Senatoro, Musharraxiin iyo shaqsiyaad…