Somalia
Soomaaliya oo cambaareysay weerar dhimasho sababay oo lagu qaaday kaniisad ku taal gobolka Karak ee dalka Jordan
Muqdisho (AX) — Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u canbaareysay weerar dhiig badan ku daatay oo lagu qaaday kaniisad Greek Orthodox ah oo ku taal gobolka Karak ee dalka Jordan, iyadoo garab…