Browsing Tag

jabhad

Xukumadda Jabuuti oo beenisay in ay martigalinayso jabhad kasoo horjeeda Gobaladda Waqooyi

 Isniin, Luulyo, 1, 2024 (AX) - Xukumadda Jabuuti ayaa eedayn aan raadlahayn ku tilmaantay hadalkii uu Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi Muuse Biixi ku sheegay in Jabuuti ay martigalinayso jabhad kasoo horjeeda Gobaladda Waqooyi.Wasiirka Maaliyada Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaale, ayaa qoraal kuu ku baahiyay bartiisa X hadalka Hogaamiye Biixi ku tilmaamay mid aan raadlahayn."Waxan ka xumahay eedaynta aan raadka lahayn ee nooga timid madaxda Gobaladda Waqooyi, Jabuuti waa goob u taagan wadajirka iyo is dhexgalka gobolka, waa barada…

Hogaamiye Biixi: Waxan arkayay jabhad Jabuuti kasoo dhex hanjabaysa, halka kamaan filayn

 Sabti,  Juun, 29, 2024 (AX) - Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi Muuse Biixi Cabdi ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay jabhad uu sheegay in ay isku urursanayso guddaha dalka Jabuuti.Muuse Biixi ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in jabhad sheeganaysa in ay xoraynayaan gobolo Gobaladda Waqooyi kamid ah ay Jabuuti hoy u noqoto, isaga oo ku tilmaamay wax lala yaabo.“Waxaan arkayay jabhado jabuuti dhexdeeda ka soo dhex hanjabaya oo leh Awdal baanu xoraynaya, halkaa kamaan filayn, haday jabuuti sidaa la noqotay waxay noqoto ayaynu…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More