Browsing Tag

isbadalka

Hiiraan Online Publishes Story on the Leader of Change

By Abdirahman Yusuf Al-adalaThursday April 9, 2026 Isbeddelku had iyo jeer ma aha mid sahlan. Wuxuu wataa culays, khatar iyo cabsi, balse wuxuu noqdaa waddada keliya ee ay bulsho ama dal ku gaari karaan horumar dhab ah. Madaxweyne Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa doortay inuu si toos ah u galo isbeddel saameyn ku yeesha xaaladda dalka, isaga oo qaaday tallaabooyin adag oo aan si fudud loo wada qaadan karin. Isaga oo ka faa’iidaysanaya waayo-aragnimadii iyo xog-ogaalnimadii uu ka helay muddadii uu xilka hayay markii hore, muddo…