Browsing Tag

inuu

Somalia’s Constitution Finalization Must Unite the Nation, Not Divide or Extend Terms

Opinion: Somalia’s rushed constitutional push risks deepening division. An agreed election must come first. Somalia’s 2012 Provisional Constitution was conceived as a bridge from state collapse to national healing. The latest attempt to declare it “completed” has instead opened old wounds. Driven through amid allegations of political pressure, opaque deal-making and procedural shortcuts, the process has intensified mistrust at a moment when the federal institutions near the end of their mandates. The priority now is not to…

Hogaamiyaha Soomaaliya oo diiday inuu magaalada Beijing kula kulmo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

 Sabti, September, 7, 2024 (AX) - Hogaamiyaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku gacan seyray inuu magaalada Beijing ee Shiinaha kula kulmo ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay.Wararka aanu helnay waxay sheegayaan in hoggaamiyeyaal Afrikaan ah oo ay ku jiraan madaxweynaha Jabuuti, madaxweynaha Mauritania, iyo ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika, ahna Madaxweynihii hore ee Nigeria, Olusegun Obasanjo, ay madaxweynaha Soomaaliya usoo gudbiyeen soo…

Muxuu Trump u diiday inuu saxiixo biilka

Hogaamiyaha Mareykanka Donald Trump ayaa si cad u sheegay inuusan saxiixin sharci uu meel mariyo koongareesku $ 1.4 Trillion dollarka miisaaniyada dowlada & $ 900 $ 1 bilyan oo ah lacagaha gargaarka ee loogu talagalay Covid-19. Trump, Hogaamiyaha xilka ka degaya ee Mareykanka, ayaa hadalkan ka sheegay muuqaal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka, kaasoo uu aad u adeegsado, maadaama uusan kalsooni ku qabin warbaahinta. Wuxuu sheegay in aysan ku filneyn in dadka Mareykanka ay…