Somalia
Aqoonyahannada Soomaaliyeed oo loogu baaqay inay u istaagaan badbaadinta dalka Soomaaliya
Dulucda casharradii 1990-kii, doorka dusha kaga aaddan aqoonyahanka maanta, iyo khatarta ay leedahay in laga aamuso marxaladaha masiiriga ah ee dalku marayo Taariikhdu ma aha oo kaliya qoraal lagu keydiyo dhacdooyinkii ummadi…