Somalia
Mashruuc ay EU maalgelisay oo ay NUSOJ ku dhiseyso xirfadda suxufiyiinta Soomaaliyeed iyadoo taageero ka helaysa UNDP
Muqdisho (AX) – Ururka Qaranka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee National Union of Somali Journalists (NUSOJ) ayaa soo gabagabeeyay labo tababar oo lagu dhisayay aqoonta xirfadeed ee suxufiyiinta, kuwaas oo ka qabsoomay magaalooyinka Muqdisho…