Browsing Tag

Hal

In ka badan Hal Milyan iyo bar Xujaay ah oo Maanta taagan buurta Carafo

 Sabti, Juun, 15, 2024 (AX) - Ku dhawaad 2 Milyan oo Xujaay Muslimiin ah ayaa Maanta taagan buurta Carafo oo ku taala magaalada Makka ee dalka Sacuudi Carabiya.Muslmiintaan ayaa buurta Carafo u taagan  gudashada waajibaadka maalinta Carafo oo ah rukniga ugu weyn ee Xajka.Xujaaydaan ayaa burta kasoo dagi doonaan  marka la gaaro Salaadda Duhur oo ay jamcin doonaan Salaadaha Duhur iyo Casirka, kadibna waxay dib ugu laaban doonaan buurta oo ay saarnaan doonaan ilaa gabal dhaca maanta.In ka badan ilaa 11 kun oo Soomaali ah ayaa…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More