Browsing Tag

geeriyooday

Shabeellaha Dhexe : Cudurka Gowracatada oo ka dilaacay iyo dad u geeriyooday

 Jimco, Luulyo, 26, 2024 (AX) - Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in deegaano ka tirsan gobolkaas uu la dilaacay cudur magaciisa lagu sheegay Gowracato.Cudurkaan Gowracatada ayaa lasoo wariyay iney u geeriyoodeen laba ruux, islamarkaana ay haatan la ildaran yihiin in ka badan 20 ruux oo kale, sida uu warbaahinta u xaqiijiyay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya."Cudurkaan Calaamadaha lagu garan karo waxa ka mid ah in uu dhuunta xiro qofka oo wax ka dadagi wayaan, qandho, iyo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More