Browsing Tag

ee

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galaya xuska sannad guurada 60-aad ee midowga Tanzania

 Jimco, April, 26, 2024 (AX) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Dar es Salaam ee caasimadda Tanzania, isla markaana xarun u ah Ururka Bariga Afrika oo ay Soomaaliya dhowaan ku biirtay.Madaxweynaha ayaa ka qeyb gali doono xuska sanad guurada 60-aad ee midowga Tanzania iyo qarannimadeeda. Inta uu joogo halkaas Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa lagu wadaa inuu kulamo la qaato mas’uuliyiinta Tanzania.Wadahadallada ayaa lagu wadaa in looga hadlo arrimo badan oo ay ka mid…

Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka qeyb galay dhaqan galinta heshiiska difaaca ee Turkiga iyo Soomaaliya

Talaado, April, 23, 2024 (AX) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda  iyo Danjiraha dowladda Turkiga, ayaa kaga qeyb-galay dusha markab dagaal oo ay leeyihiin Ciidamada Difaaca Turkiga, munaasabad ku saabsan dhaqan-gelinta heshiiska iskaashiga difaaca ee Labada dal. Madaxweynaha ayaa uga mahad celiyay Turkiga doorka uu ka qaadanayo dowlad-dhiska, gargaarka iyo garab istaagga dadka Soomaaliyeed, isagoo madaxweynuhu sheegay, in Turkigu xilli adag uu ku soo dhiirraday…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More