Shabeellaha Hoose
Ciidamada Soomaaliya iyo milateriga Mareykanka oo la sheegay inay 61 dagaalyahan oo al-Shabab ah ku dileen gobolka Shabeellaha Hoose
Muqdisho (AX) — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA) oo kaashanaya ciidamada Mareykanka ayaa hawlgal qorsheysan oo cir iyo dhul ah ku dilay…