Somalia
Warbixin ay soo saartay NUSOJ oo muujisay dhibaatayn baahsan iyo xaalado shaqo oo liita oo wajahaya weriyeyaasha haweenka ah ee Soomaaliya
Muqdisho (AX) – Boqolkiiba 10 oo keliya oo ka mid ah weriyeyaasha haweenka ah ee xog-ururinta laga qaaday gudaha Soomaaliya ayaa dareemaya ammaan goobahooda shaqada, sida lagu xaqiijiyay warbixin cusub oo ay…