Browsing Tag

dhaw

Raysal Wasaare Xamse “Sanadaha dhaw waxaan rabnaa in 50% miisaaniyadda dalka ka timaado Kaluumeysiga”

Arbaco, Luulyo, 3, 2024 (AX) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo magaalada Muqdisho ka daahfuray shirka Toddobaadka Qaran ee Horumarinta Kaluumeysiga Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in la joogo xilligii ay dadka Soomaaliyeed ka faa’iideysan lahaayeen Kheyraadka ka buuxa Badda.Raysal wasaare Xamse ayaa sido kale sheegay in Xukuumadiisa ay qorsheyneyso sanadaha so socda in miisaaniyadda dalka 50% iney ka timado Kaluumeysiga, isagoonaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed iney xoogga saaraan ka…

43 qof oo lagu la’yahay doon ku qarqantay meel u dhaw magaalada Garisa

Isniin, April, 29, 2024 (AX) - 43 qof oo doon uga gudbayay wabiga Tana River ee magaalada Garisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa lagu la’ yahay nolol iyo geeri. Dadkaan oo kasoo safray magaalada Nairobi, ayaa la sheegay inay doon kasoo raaceen deegaanka Kona Punda oo u dhow jidka isku xira magaalada Gaarisa iyo degaanka Madogo ee gobolka Waqooyiga Bari. Daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo maalmahan ka da'ayay Kenya iyo wabiga Tana oo karkaarada jabsaday, ayaa loo maleynayaa in ay sababtay in doonta ay dadkaan…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More