Somalia
Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa wakiil u magacawday
Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta oo Sabti ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka gudoomay ergayga Imaaradka carabta u qaabilsan Gobaladda Waqooyi Abdulla Alnaqbi. Ergayga oo waraaqaha aqoonsiga iyo salaan uga…