Somalia
Madaxweynihii hore oo dowladda ku eedeeyay cadaadis iyo hanjabaado lagu khaarajinayo xubnaha mucaaradka
Muqdisho (AX) — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, ayaa xukuumadda federaalka ku eedeeyay inay ciidamada ammaanka u adeegsanayso cabsigelinta siyaasiyiinta mucaaradka ah iyo curyaaminta awooddooda siyaasadeed. Sharif oo wareysi…