Madaxweynihii hore ee Hiiraan State Mahamud Abdi Gaab oo da’da 76 ku geeriyooday Britain
Muqdisho (AX) — Mahamud Abdi Gaab oo ahaa aasaasihii iyo madaxweynihii ugu horreeyay ee maamulkii iskiis loogu dhawaaqay ee Hiiraan State ee la dhisay sanadkii 2010-kii, ayaa ku geeriyooday dalka Boqortooyada Midowday isaga oo…