Jabhada buurta Gacanlibaax oo diiday go’aankii la doonayay in hubka lagaga dhigo
Axad, September, 10, 2023 (AX) - Jahhada buurta Gacanlibaax ayaa baabuur ay leedahay Wasaarada Biyaha Gobaladda Waqooyi kasoo afduubtay degmada Dhoqoshay ee gobolka Togdheer, waxayna sheegeen in ay weeraro kale qaadi doonaan.Muuqaal ay iska…