Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Yuusuf Garaad oo loo magacaabay Ergayga Geeska Afrika, Badda
Hogaamiyaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa ugu magacaabay Danjire Yuusuf-Garaad Cumar in uu noqdo Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed u qaabilsan Soomaaliya.
Wasiirkii hore ee arimaha dibada Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa qoraalka soo baxay madaxtooyada loogu magacaabay ergayga gaar ah Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed u qaabilsan Soomaaliya, waxana wareegtada…
Qaramada Midoobay oo heshiis la gashay Itoobiya si gargaar
Caruur Itoobiyaan ah oo ka soo qaxay Tigray-ga oo sugaya in cunto loogu qaybiyo bakhaar hortiisa ku yaal xerada soogalootiga ee Um Raquba ee Gadaref, bariga Suudaan
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay heshiis la saxiixatay dowladda Itoobiya si loogu oggolaado in gargaar bani’aadamnimo “oo aan la carqaladeyn” loo gaarsiiyo gobolka Tigree ee xasaradu ka taagan tahay, ugu yaraan qaybaha hoos yimaada dawladda federaalka, wakaaladda wararka ee Associated Press ayaa sidaasi warisay…
Taiwan & Gobaladda Waqooyi oo kala saxiixday heshiis ay iskaga
Wakiilka ugu sareeya Taiwan ee Gobaladda Waqooyi Allen Lou iyo sii hayaha wasiirka arimaha dibada iyo caalamiga ah ee Gobaladda Waqooyi Liibaan Yuusuf Cismaan oo heshiis ku kala xixiixday Hargaysa 1 December 2020.
Dawladda Taiwan ayaa hawlgal farsamo ka bilawday Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Gobaladda Waqooyi Talaadadii iyadoo diirada lagu saaray iskaashiga labada dhinac ee caafimaadka, tikniyoolajiyadda iyo beeraha, sida uu sheegay xafiiska wakiilka…
Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay Sababta ay u kala
Wasiirka Warfaafinta XFS Cismaan Abuukar Dubbe oo Warbaahinta u qabtay Shirjaraaid ayaa faah-faahiyay xiriirka Soomaaliya & Kenya, isaga oo eedeyn aan xad lahayn la dul istaagay Xukuumadda Nairobi.
Dubbe ayaa sheegay in Soomaaliya ay dhowrto derisnimada, xiriirka & madax bannaanideeda, balse iyada aysan ilaalin, taas badalkeed ay ka shaqeyso safar ku dhibista Shacabka Soomaaliyeed iyo in ay sandullo ku maraan Wajeer.
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa sheegay in…
Golaha Shacabka oo aan kulan yeelan 15-Cishe, haddaba maxaa
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa 24-kii October 2020 xili Kalsoonida la siiyay Xukuumadda Raysul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble Xildhibaannada kahor sheegay in uusan jirin waqti ay fasax ku qaataan si loosoo gaba-gabeeyo kalfadhiga 7-aad, muddo kadibna la furo kalfadhigooda 8-aad.
Afhayeenka Golaha Shacabka ayaa sheegay in 26-ka October 2020 oo ah maalin kadib shaacinta go’aankaas in uu furmay kalfadhigooda 8-aad, sababtu waxa uu ku…
“Shabaab waxa la dagaalamay waa dadka Deegaanka”
Axmed Daahir Macalin Guddoomiyaha Deegaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug oo la hadlay VOA ayaa sheegay in dagaalka ka dhacay deegaankaas uu sababay dhimasho, dhaawac & Gaadiid ay qaateen Al-Shabaab.
Waxa uu qiray Gaadiidka ay soo bandhigtay Al-Shabaab in ay ku qabsatay intii uu socday Dagaalka ka dhacay Deegaankaas, waxaana uu tilmaamay in meel ka baxsan Magaalada ay si kedis ah uga wateen Gaadiidkaan.
Guddoomiye Axmed ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen 10-qori oo ah…
“Shabaab ayaan ka xorreynay Gedo, Balse DFS ayaa naga
Hogaamiye ku xigeenka DG Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo ka hadlay Xaaladda Gobolka Gedo ayaa sheegay in marxalad adag loosoo maray sidii looga saari lahaa Al-Shabaab kahor inta aysan soo gelin Gacanta Maamulka.
Sayid Aadan ayaa sheegay in dhammaan shaqsiyaadka ugu caansan Gobolka Gedo gaar ahaan Maamulka, Siyaasiyiinta, Odoyaasha iyo kuwo kale ay haatan joogaan Magaalada Kismaayo oo xarun KMG u ah DG Jubbaland.
Dowladda Federaalka ayuu ku eedeeyay in ay abaabushay qabsashada…
Guddoomiyaha Aqalka sare oo ka digay kuraas boob lagu
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Siyaasiyiinta, Dhaqanka qaybaha kala duwan ee Beelaha Gobollada Waqooyi (Gobaladda Waqooyi) ayaa soo saaray digniin la xiriirta boob ay sheegeen in lala damacsan yahay kuraasta Xildhibaannada labada ee Gobolladaas.
Qoraalka ayaa lagu sheegay in Dowladda Federaalka ay iska indha-tireyso baaqyadooda, isla markaana ay ku adkeysaneyso guddiga ay magacawday in uu guda-galo doorashada Baarlamaanka Soomaaliya ee dhanka…
Djibouti Diyaar uma ahan iney raacdo wadadii Imaaraatka, Baxreyn ama Suudaan
Hogamiyaha Dhowrka cisho uga harsan tahay ee Trump-ka Mareykanka wuxuu sii wadaa baadi goobkiisa aqoonsiga Israel. Suudaan kadib, bartilmaameedka cusub ee Washington waa Jabuuti. Cadaadis ayuu ku saaray madaxweynaha Jabuuti si uu ula jaanqaado Israel.
Xildhibaanada Galmudug kumetela Baarlamaanka oo saluugsan
MW DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye
Xildhibaan Mahad Maxamed Maxamed Salaad oo ka mid ah mudanayaasha laga soo doorto dowlad-goboleedka Galmudug ayaa saluugay habdhanka madaxweynaha maamulkaasi Axmed Cabdi Kaariye qoor qoor ee arimaha doorashooyinka Soomaaliya.
Mahad Salaad ayaa sheegay in madaxwynaha Galmudug Qoor qoor uu ku mashquulsanyahay socdaalka uu ku tago Turkiga, magaaladda Muqdisho iyo Xafiiska agaasimaha hay’adda sirdoonka Soomaaliya Fahad Yaasin Xaaji Daahir,…