Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
according to the opposition, the electoral commission is deceiving in favor of power
In Tanzania, the opposition will step down three days before the October 28 parliamentary elections, including the presidential election. While the Electoral Commission is often accused of submitting to power, the opposition accuses it of having prepared real frauds prior to these elections through manipulation of the biometric file of voters.…
DG oo soo dhameystiray magacaabista Guddiga Farsamo ee
Dowlad Goboleedyada Koofur Galbeed, Jubbaland, Puntland, Galmudug iyo Hir-Shabeelle oo ugu dambeysay magacaabista Xubnaha Guddiga farsamada & xalinta khilaafaadka Doorashada 20/21 ayaa soo dhameystiray min 4-ta xubnood ee laga doonayo.
Soo gubdinta xubnahaan oo lagu ballansanaa 10-ka ilaa 20-ka Oktoobar 2020 waxaa ku yimid dib u dhac dhanka waqtiga, inkasta maanta oo lasoo dhameystiray haatan oo 5-Cishe laga joogo waqtigii ugu dambeeyay.
Dhanka Xukuumadda ayaa dhiman…
Hogaamiye Deni oo Baarlamaanka Puntland u gudbinaya
Hogaamiye Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta hortagaya Baarlamaanka DG Puntland si uu u daah-furaya kalfadhigooda 47-aad, isla markaana uu ula wadaago waxqabadka xukuumaddiisa 87-da Cishe ah.
Deni ayaa khudbadiisa furitaanka ka sokoow waxa uu uga hadlayaa waxyaabaha u hirgelay muddadii uu joogay Magaalada Muqdisho, doodaha la xiriira doorashada, kulamada hogaamiyayaasha kala duwan & safarro uu aaday iyo kuwa uu qorsheynayo maalmaha soo socda.
Waxqabadka Xukuumadda…
Al-Shabaab oo sheegtay in ay qabsatay Deegaanno katirsan
Al-Shabaab ayaa sheegatay in ay la wareegtay 4-deegaan oo dhaca duleedka Degmada Laasqoray ee Gobolka Sanaag & waddooyin muhiim u ah isu socodka Degmooyin kala duwan, sida ay daabacday Warbaahinta Shabaab.
Magacyada deegaannada afarta ah ee Al-Shabaab sheegatay in ay gacanta ku dhigtay ayaa kala ah: Mirici, Masha-caleed, Xabaasha Aw-Cali & Markeet oo dhaca duleedyada degmada Laasqoray ee Gobolka Sanaag.
Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay la kulantay Waxgaradka…
Hay’adaha ammaanka Puntland oo baaris ku bilaabay hub laga
War kasoo baxay Ciidamada ammaanka DG Puntland ayaa lagu xaqiijiyay in ciidanku gacanta ku dhigay hub si sharci darro ah looga keenay dalka oo qaab qarsoodi ah lagu doonayay in lagu geliyo deegaannada maamulkaas.
Ciidanka PSF-ta ayaa sheegay howlgal dhanka badda ah oo ay ka fuliyeen xeebaha Laasqoray,Ceelaayo & Cadcado ay kusoo qabteen hubkaan oo aysan sheegin inta uu gaarsiisan yahay, nuucyadiisa iyo ujeedka laga lahaa.
Baaris ayay sheegeen laamaha ammanka in ay ku…
Taliye Xijaar oo qiimeynaya sida Booliiska Soomaaliya uu ugu
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar & saraakiil kale oo katirsan ciidanka ayaa maanta kormeer qiimeyn Amni & shaqo ku tagaya Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta DG Galmudug.
Saraakiil katirsan DG Galmudug ayaa Axadle u xaqiijiyay in ay diyaariyeen goobaha loogu talagalay in la dajiyo Taliye Xijaar iyo xubnaha la socda, iyaga oo tagaya xarumaha ciidanka ay ku howlgalaan.
Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo marar kala duwan isbadal ku…
several children killed in the attack on a school
At least six students aged 9 to 12 were killed and several others injured in a massacre committed at a school in Kumba, in the English-speaking region of the southwestern area on Saturday, October 24, according to the report, which was communicated in the evening. by the Cameroonian Prime Minister.
It was a school day like any…
Hogaamiye Farmaajo oo isbedel ku sameeyay taliyaal ka
Hogaamiyaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamerd Cabdullaahi Farmaajo ayaa Isbedel ku sameeyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka, isagoo kuwo Cusub magacaabay.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Hogaamiye Farmaajo ayaa waxaa xilka Taliye ku-xigeenka Ciidanka Xoogga dalka loogu magacaabay inuu noqdo Jeneraal Cabaas Amiin Cali oo hore u ahaa Taliyaha Ciidanka Dhulka.
Hogaamiye Farmaajo ayaa sidoo kale taliyaha Ciidanka Dhulka u magacaabay Jeneraal Maxamed Tahliil…
Maxay yihiin qodobada Rooble fulintooda uu la kaashanayo
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka hor hadlaya golaha shacabka sabti 24 October 2020.
Raysul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo maanta sabti ah Golaha Shacabka horgeeyey xubnaha cusub iyo Qorshaha Golaha Xukuumadda ayaa ka hadlay Qodobo ay mid yihiin qabsoomidda doorashooyinka, adkeynta amniga, horumarinta caddaaaladda, dowlad-wanaagga, kordhinta adeegyada aas-aasiga ah ee bulshada.
Rooble ayaa…
Céni declares Alpha Condé selected in the first round
In Guinea, the Electoral Commission has just given the preliminary overall results of the presidential election. She declared outgoing President Alpha Condé elected in the first round with 59.49% of the vote. Opponent Cellou Dalein Diallo, who declared himself the winner of the presidential election before the results were announced, obtained 33.5% of the vote, according to the committee.…