Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
DF Somalia oo taageertay tallaabadii uu qaaday boqor Cabdalla-ha dalka Jordan
Amman (Axadle) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay taageereyso tallaabooyinka uu qaaday boqorka Jordan Abdalla bin Hussein ee ka dhanka ah walaalkiisa Hamza bin Hussein iyo xubno kale oo laga shakiyey. Mas’uuliyiinta Jordan ayaa Sabtidii xiray in ka badan 20 qof, waxayna xannibeen dhaq-dhaqaaqyada dhaxal-sugihii hore ee boqortooyada Hamza bin Hussein, ayada oo ay jirto wax ay saraakiisha ugu yeereen halis ka dhan ah “amniga iyo…
24 xubnood oo saacadihii ugu dambeeyey DAACISH looga dilay SOOMAALIYA
Boosaaso (Axadle) – Saraakiisha ciidamada maamulka Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgal saacadihii lasoo dhaafay ay ciidanka PSF-ta Puntland ka fuliyeen degaanada buuraleyda ah ee Cal-Miskaad oo ka tirsan gobolka Bari. Saraakiishu waxa ay sheegeen in howlagalkaas lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen dagaalamayaasha Daacish, isla markaana uu halkaas ka dhacay dagaal culus oo socday ku dhawaad 48-saacadood. Sidoo kale saraakiisha ayaa…
Waresyi: Xasan Sheekh oo faah-faahiyey qorshe ‘lagu dili rabay’
Muqdisho (Axadle) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyey in 19-kii Febraayo la qorsheeyey in la dilo isaga iyo madaxweynihii ka horeeyey Sheekh Shariif Sheekh Axmed, xilli ay ku sugnaayeen hotel ku dhex yaalla xeyndaabka madaxtooyada Soomaaliya. Xasan Sheekh oo weysigaan oo dhinacyo badan taabanaya siiyey KNN ayaa si qota dheer uga hadlay khilaafka siyaasadeed ee dalka, isagoo dhaliisha ugu badan dusha ka saaray…
Hogaamiyayaasha DFS & DG kuma heshiin ajandaha kulanka
Magaalada Muqdisho, gaar ahaan teendhada Afisyoone halkaasoo galinkii dambe ee Axadii lagu soo gabagabeyey kulan ay isugu yimaadeen mas'uuliyiinta dowladda federaalka, Dawlad gobaleedyadda iyo hogamiyaha caasimada isla markaana lagu heshiiyay talaadadii in laysugu soo noqdo doodaha looga hadlayo arrimaha doorashooyinka ee ay khilaafaadku ay hareeyen. Shirkan, oo ah hordhaca shirweyne oo talo bixin ah, ayaa looga hadlay kaliya in laga faa'iideysto ajandaha kulanka, oo shalay la furay todobaad kadib booqashooyinku waa…
The head of the EU Council urges mercenaries to leave
On Sunday, the European Union called for the departure of all foreign forces and mercenaries from Libya and described it as a "precondition" for returning to stability in the war-torn country. At a press conference in the Libyan capital Tripoli, EU Council President Charles Michel described the appointment of a transitional government earlier this year as a "historic moment". The government is supposed to be a shepherd in the country by general election on December 24. "You have created an opportunity…
Itoobiya oo ku dhawaaqday inay ciidamadeeda Eriteriya Ay ka baxaayan Dalkooda
Ciidamada Eriteriya ayaa bilaabay inay ka baxaan gobolka Tigreega ee woqooyiga Itoobiya ka dib markii ay ka barbar dagaalameen ciidamada dawlada (ENDF) ka dhanka ah hogaamiyaasha gobolka ee isbadal doonka ah ee Jabhada Xoreynta Dadka Tigray (TPLF). Mareykanka, Jarmalka, Faransiiska iyo dalal kale oo ka tirsan G7 ayaa jimcihii ugu yeeray askartaas in si deg deg ah oo bilaa shuruud ah Eriteriyaanka looga saaro gobolka iyo in la helo aqbalaad siyaasadeed oo ay helaan dhamaan Itoobiyaanku halkaas ku nool. Hadalkan ayaa…
a selection start difficult to verify
On Saturday (April 3), the Ethiopian Foreign Minister announced the start of the withdrawal of Eritrean troops from Tigray. But the region is in a close camera and no one has confirmed it yet. Just a few days ago, the Ethiopian government acknowledged the presence of Eritrean troops on its territory. He now claims that they…
Qoor Qoor oo Xamar ka Amba baxaay Maanta
Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa galabta ka baaqday safar uu ku tegi lahaa magaalada Dhuusamareeb, kadib markii uu gabalku ku dhacay diyaaraduhuna ka cudur daarteen inay goor habeen ah ka degaan Dhuusamareeb. Qoor Qoor ayaa berri tegaya magaalada Dhuusamareeb, maadaama ay ka dhamaatay mudadii 45-ka cisho aheyd ee dastuurka Galmudug uu u ogolaanayey in Madaxweynuhu ka maqnaa karo deegaanka. Safarka…
Shirkii Afisyoone DFS & DG kuma heshiin ajandaha kulanka
Muqdisho (Axadle) – Shirka u dhaxeeya madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee looga hadlayey ajandaha shirka doorashada ayaa muddo hal maalin ah hakad la galiyey, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen Axadle. Kulankii maanta oo ahaa maalinkii labaad ee shirka ayaa soo dhammaaday ayada oo aan wax heshiis ah laga gaarin dhammaan qodobada la isku hayo ee ku aadan ajendaha shirka. Madaxda ayaa la sheegay in berri ay soo sameyn doona la tashiyo dhexdooda ah, ayada oo kulanka dib loo billaabi doono…
Muxuu James Swan ku macneeyey weerarkii lagu qaaday ciidamada dowladda?
Muqdisho (Axadle) – Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan ayaa maanta ka hadlay weerarkii ay shalay dagaal-yahaanada Al-Shabaab ku qaadeen xarumaha ciidamada Dowladda ee Awdheegle iyo Bariirre ee Shabeellaha Hoose. James Swan ayaa weerarkaasi ku tilmaamay mid muujinaysa heerka ay gaarsiisan tahay naf-hurnimada maalinkasta ay sameeyaan askarta ciidamada dowladda, kuwaasi oo dagaal adag kula jira kooxda…
