Browsing Category
Somalia
Somali Latest | Wararka Maanta | Breaking News and the expert analysts you can trust
Ciidamada Eritariya oo ka baxay magaalooyinka Adwa iyo Aksum oo kamid ah gobolka Tigray
Sabti, January, 21, 2023 (AX) - Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Ciidamada Eritariya ay ka baxeen goobo ay kaga sugnaayeen Adwa iyo Aksum oo ka tirsan gobolka Tigray ee Waqooyiga dalka Itoobiya.Goobjoogayaal ku sugan…
Yemen oo dib uga furanaysa safaaradeedii Soomaaliya 15 sano kadib
Jimco, January, 20, 2023 (AX) - Wasiirka arrimaha dibedda iyo qurbo-Joogta ee dalka Yemen Dr. Axmed Cawad Bin Mubarak oo Muqdisho ku sugan ayaa isaga iyo dhigiisa Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac waxay si wadajir ah u dhagax-dhigeen asaaska!-->…
Xukumadda Soomaaliya oo sheegtay in ka badan 100 Alshabaab ah in lagu dilay dagaalkii Galcad
Jimco, January, 20, 2023 (AX) - Xukumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ka badan 100 ka tirsan kooxda Alshabaab in saaka lagu dilay markii ay weerar ku soo qaadeen saldhig ay leeyihiin Ciidanka xoogga oo ku yaalla Magaalada Galcad.Sida ay!-->…
Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Cadawgu tab isku mid ah ayuu ciidankii ku laynayaa
Jimco, January, 20, 2023 (AX) - Ergayga gaarka ah ee gurmadka abaaraha Soomaaliya, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka tacsiyeeyay geerida gaashaanle Xasan Cismaan Tuure, taliye ku xigeenkii ciidanka Danab iyo saraakiishii kale iyo!-->…
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda degmada Galcad oo Shabaab ay weerar ku qaadeeen
Jimco, January, 20, 2023 (AX) - Sid ay sheegayso warbaahinta dowladda Soomaaliya, kooxda Alshabaab lagu jebiyay weerar ay ku soo qaaddeen degmada Galcad ee gobolka Galgaduud.Waxay warbaahintu sheegaysaa in xaaladda degmada Galcad ay hadda!-->…
Alshabaab oo weerar culus ku qaaday degmada Galcad ee gobolka Galgaduud
Jimco, January, 20, 2023 (AX) - Wararka nagasoo gaaraya degmada Galcad ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saakay aroortii ay halkaasi weerareen dagaalamayaasha kooxda Alshabaab.
Hogaamiye Mustafe Cagjar oo awaamir culus kasoo saaray la dagaallanka Musuq maasuqa
Khamiis, January, 19, 2023 (AX) - Hogaamiyaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo maanta furay Shir qiimeyn ahaa oo loo qabtay masuuliyiinta gobollada uu degaanku kakooban yahay ayaa si adag uga hadlay Musuq maasuqa iyo ciqaabta!-->…
Egypt’s lawyers strike after lawyers jailed for brawl
The Egyptian Bar Association on Thursday announced an "indefinite" strike to condemn the jailing of six colleagues over a court brawl with three officials earlier this month.
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo dil ku xukuntay Dhaqtar been abuur ah oo Shabaab katirsanaa
Khamiis, January, 19, 2023 (AX) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku riday Maxamed Cabdi Jiirow oo loo yaqaano Dr. Fanax oo katirsanaa Alshabaab.Ninkaan oo Alshabaab u qaabilsanaa amniyaadka, ayaa!-->…
Ciidamada Kenya oo 10 ka mid ah Al-Shabaab ku dilay meel u dhow xadka Soomaaliya
Khamiis, January, 19, 2023 (AX) - Ugu yaraan 10 ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa lagu dilay dhowr kalena waa lagu dhaawacay ka dib markii ay isku dhaceen ciidamada ammaanka Kenya meel u dhow soohdinta Kenya ay la wadaagto!-->…