YAAB: “Jacayl Iyo Qiimayn Midna Kama Helin, Waabay I Caayi Jireen…”
Georginio Wijnaldum ayaa ugu dambayn daboolka ka qaaday sababtii uu uga tegay Liverpool oo shan sannadood u ciyaarayay, laakiin xagaagan uu si bilaash ah kaga baxay markii uu dhamaaday qandaraaskiisu.Liverpool ayaa isku dayday inay sii haysato oo ay heshiis cusub ka saxeexo maadaama aanay haysanin ciyaartoy saamayntiisa leh oo booskiisa buuxin karayay. Jurgen Klopp ayaa wax walba sameeyey si uu u ceshado, waxaana la arkayay isagoo kaamirooyinka hortooda qosol la wadaagaya si uu saamayn ugu yeesho oo uu go’aankiisa u beddeli…