Laba qodob oo la isku hayo oo dib u dhigay in lasoo geba-geb…
Muqdisho (Axadle) – Waxaa maanta dib u dhacay qorshihii ahaa in la soo gaba-gabeeyo shirka madaxda Soomaalida uga socda Caasimadda Muqdisho, kaasoo looga hadlayay arrimaha doorashada Soomaaliya.
Sida uu shalay shaaciyay wasiirka amniga Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale, shirka ayaa la qorsheeyay in maanta la soo gaba-gabeeyo islamarkaana laga soo saaro war-murtiyeed kadibna loo dhaqaaqo doorashada Soomaaliya.
Hase yeeshee Ilo wareedyo muhiim…