Erdogan oo farriin kulul oo la xiriirta
Ankara (Axadle) – Madaxweynaha Turkiga, Reccep Tayyip Erdogan oo shir guddoominayey kulanka golihiisa wasiirada, ayaa farriin cusub hawada u mariyey waddamada Yurub, si ay u qaadan mas’uuliyadda muhaajiriinta ka imanaya Afghanistan.
Waxa uu sheegay in Turkiga uusan noqon doonin wax uu ugu yeeray “qaybta kaydinta muhaajiriinta ee Yurub”, xilli uu dalkaas ka jiro qalaalase kaddib qabsashadii kooxda Taalibaan.
Sidoo kale waxa uu sheegay in Yurub…