Sahel: “Jihadist groups do not have the same capacity

The Sahelian countries, affected by the jihadist phenomenon, are closely following the situation and recent events in Afghanistan, where the Taliban took control last weekend. Part of the population fears that the Afghan scenario will be repeated in their own country. However, the two situations are different, although there are also points of convergence. As? We've talking about it this morning with Jean-Hervé Jézéquel, Head of the Sahel Project at the International Crisis Group (ICG). He is a guest of Magali Lagrange.…

Erdogan oo soo faro-geliyey dagaalka Tigray –

Ankara (Axadle) – Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii yaboohay inuu gacan ka gaysto inuu dhex-dhexaadiyo sidii loo soo geba-gebeyn lahaa dagaalka gobolka Tigray ee waqooyiga Ethiopia. Erdogan ayaa u sheegay Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed oo booqasho ku tegay Ankara “inay muhiim u tahay nabadda iyo sharafta” dalka ay dagaallada la degeen ee Ethiopia. “Haddii ay xaaladda sii xumaato, waxay saameyneysaa dhammaan dalalka…

Madaxweyne Musaveni oo qirtay in askartiisa ay

Kampala (Axadle) – Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Musaveni ayaa markii u horeysay qirtay in askartooda howl-galka AMISOM u jooga Soomaaliya ay dhawaan dad rayid ah ku dileen gudaha Shabeellaha Hoose. Musavani ayaa sheegay in ciidamadu ay dilka geysteen xili ay careysnaayeen, isagoona shaaciyey in la xiray askartii dilka geysatay, islamarkaana dacwad lagu soo oogi doono, sida uu sheegay. “Dhawaan waxaa na soo gaaray kiis la xirriira dil…

Maxay tahay eedeynta ay AMNESTY u jeedisay DFS? –

Muqdisho (Axadle) – Hay’adda xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa Cilmi baaris cusub oo ay soo saaartay waxay ku sheegtay, Faafida Covid-19 ee Soomaaliya in ay iftiimisay baahida loo qabo in si deg-deg ah wax looga qabto arrimaha halista ah ee soo jireenka ah ee horyaalla nidaamka daryeelka caafimaadka ee Soomaaliya. Warbixinta oo ciwaan looga dhigay “Waxaan daawanay bukaanadii Covid-19 oo dhimanaya” ayaa banaanka keentay sida uu u…

attack on the prefect Wour by a soldier in Tibesti

The prefect of Wour, a town in the far north of the country, was attacked in his home by a soldier on Wednesday 18 August. The tension had been going on between the two authorities for several days, around a story about the seizure of vehicles that are suspected to be part of a stolen car dealership. The government condemns the soldier's attitude and supports the prefect.…