Muxuu Mikel Arteta Ka Yidhi Saxeexa Cusub Ee Ben White, Lambarkee Ayuu
Mikel Arteta ayaa amaanay saxeexa cusub ee Arsenal ee Ben White oo uu ku tilmaamay ‘difaacii dhexe ee qorshaha muddada dheer ee Arsenal’, kaddib markii uu laacibkan si rasmi ah usoo cago-dhigtay Emirates Stadium.Gunners ayaa maanta oo Jimce ah waxay si rasmi ah ugu dhawaaqday saxeexa White oo 23 jir ah oo ay £50 milyan oo Gini kaga soo iibsatay Brighton.Tababare Mikel Arteta oo ka hadlay madashii lagu soo bandhigay laacibkan ayaa uu yidhi: “Ben waxa uu noo ahaa bartilmaameedka ugu sarreeya, waanay wanaagsan tahay in aanu…
