Football variations that should be included

The Tokyo Olympics have a variety of new sports. Skateboarding, softball and surfing are just three of the many events that will make their debut in 2021, and there is still room for many others to join the Olympic family in the future.Across the football world, there are many variations that would be ridiculously fun to watch at the Olympics, and including them would help open up a path to football for all of us ordinary people who can't handle a gentle jog on a field.Let's take a look at some of the best.Olympic…

Chelsea News: Abramovich denies Putin’s relationship

The lawyer of Chelsea owner Roman Abramovich has told a court that Vladimir Putin had no involvement in his client's purchase of the West London club in 2003.British journalist Catherine Belton recently released a book entitled "Putin's People" documenting Putin's rise to power, with the book suggesting that Russia's president had called on Abramovich to buy Chelsea Football Club.Abramovich bought Chelsea back in 2003 / Ian Walton / Getty ImagesThe blues owner has, of course, denied such allegations - complaints about 26…

Muxuu Rooble kala hadlay xoghayaha arrimaha dibedda…

London (Axadle) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada London ee Caasimada Britain ayaa maanta kulan xasaasi ah la qaatay Xoghayaha arimaha dibadda ee dalkaas, Dominic Raab. Kulanka ayaa waxaa looga wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal, arrimaha amniga iyo xaalada siyaasadeed ee Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha. Rooble ayaa sidoo kale kala hadlay xoghayaha Britain la dagaalanka argagixisada iyo…

RASMI: Real Madrid Oo Shaacisay AFARTEEDA Kabtan Ee Cusub & Dani

Dani Carvajal ayaa kordhiyey heshiiskii uu kula jiray kooxdiisa Real Madrid, waxaanu qalinka ku duugay qandaraas cusub oo soconaya saddex sannadood oo kusii haynaya Santiago Bernabeu illaa laga gaadhayo sannadka 2025ka.Difaacan midig oo xilli ciyaareedkii hore dhaawacyo ragaadiyeen, ayaa wali ah dookha koowaad ee booskaas ee aan lagu muransanayn, waxaana uu mustaqbalkiisa u damaanad-qaaday Madrid.Real Madrid oo xagaagan lumisay kabtankeedii Sergio Ramos iyo Raphael Varane oo ku jiray liiska kabtannada kooxda ayaa waxay ka…

Erling Haaland Oo Go’aan Rasmi Ah Ka Gaaray Mustaqbalkiisa Xilli

Chelsea ayaa niyadjab xoogan la kulantay ka dib markii Erling Haaland uu maanta shaaciyay inuu qorsheynayo inuu xilli ciyaareedka soo socda u sii dheelo Borussia Dortmund.Blues ayaa ka dhigatay Haaland bartilmaameedkooda koowaad ee xagaagan, waxayna ka fiirsanayaan inay ka gudbiyaan dalab 135 milyan ginni ah ka dib markii laga soo diiday dalab ka koobnaa kaash iyo ciyaaryahano.Si kastaba, xiddigaan weerarka ka dheela ayaa sheegay maanta inuu qorsheynayo inuu sii joogo Dortmund isagoo shaaciyay inuu sugi weysan yahay inuu ka…

opposition on the street during a demonstration

On Thursday morning, July 29, 2021, about five hundred people demonstrated against the Transitional Military Council, the power junta since Idriss Déby Itno died in April last year. This is the first time that the authorities have allowed a demonstration by the opposition. For almost three kilometers, in Ndjamena, the protesters shouted slogans that were hostile to the junta and France.…

The #1 Best Supplement for Metabolism, Says Doctor

When it comes to pursuing a healthy lifestyle, we hear a lot of talk about metabolism. This is just the process of turning what we consume into energy for our bodies, so having a "fast" metabolism helps us burn calories at a quicker rate. There are many lifestyle factors that may slow your metabolism, like not eating enough food, not exercising, or having poor sleeping habits. But if you have regular eating patterns, exercise on a regular basis, sleep well at night, and still find yourself having trouble burning calories,…

Muxuu ka yirii Axmed Madoobe doorashadii Kismaayo

Kismaayo (Axadle) – Madaxweynaha Dowlada goboleed Jubaland, Axmed Madoobe ayaa ka hadlay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Kismaayo ee lagu doortay Senator-da ka imaanaya Jubbaland ee Aqalka Sare, oo uu sheegay inay ka dhigan tahay in dalka u jiheystay doorasho. Axmed Madoobe ayaa doorashada Afarta Senator ee ka dhacday Kismaayo ku tilmaamay “Guul weyn oo taariikhi ah”, kadib muddo badan oo khilaaf ka taagna doorashooyinka dalka. “Alle weyne ayaa mahad leh. Waxaan maanta gaarnay guul weyn oo tariikhi ah inagoo…

RASMI: Manchester United Oo Go’aan Ka Gaarey Laba Ka Mid Ah

Ole Gunnar Solskjaer ayaa xaqiijiyey, in difaaca da’da yar ee Axel Tuanzebe aanu ku jirin qorshihiisa xilli ciyaareedka oo uu ku bixi doono amaah kaddib markii ay Manchester United lasoo saxeexatay Raphael Varane.Manchester United ayaa bil ka hor la sheegay in Tuanzebe uu isku diyaarinayo xilli ciyaareed amaah ah ka hor intii aanu Ole Gunnar Solskjaer xaqiijin go’aankiisa xilli uu tababarka kusoo laabanayo laacibka dhaawacyadu dishoodeen ee Phil Jones oo isagana mustaqbalkiisu laalan yahay.Jones oo 29 jir ah ayaa dhaawac…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More