Qarax Goor dhow ka dhacay magaalada Kismaayo

Kismaayo (Axadle) – Wararka aanu ka helayno magaalad Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in uu ka dhacay qarax xoogan, kaasi oo oo lala eegtay gaari Bus ah oo ay saarnayeen Ciyaartooy. Ciyaartoyda saarna Buska ayaa waxay ahaayeen kooxda JCCI oo ka dhisan magaalada Kismaayo, sida ay ilo xogogaal ah u sheegen Axadle. Gaariga uu qaraxu haleelay ayaa gebi ahaanba gubtay, waxaana lasoo warinayaa inuu jiro khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac, inkasta oo aan weli si rasmi ah loo xaqiijin. Waxaa…

Tobanka Saxeex Ee Ugu Waaweyn Ee La Filayo Inay Dhacaan Muddada Ka

Bisha August ayay haystaan kooxuhu si ay usoo iibsadaan ciyaartooyo ay isku xoojiyaan, laakiin horyaallada qaarkood ayuu suuqa iibku ka xidhmi doonaa iyadoo aanay bishu dhamaanin, halka horyaalka Premier League uu haysto illaa daqiiqadda ugu dambaysa ee August.Xiddigo waaweyn ayaa la filayaa in muddada ka hadhay suuqa iibka ciyaartoyda, waxaana ugu cadcad kooxaha horyaalka Premier League ee ay ka mid yihiin Manchester City iyo Chelsea, halka PSG oo horyaalka Faransiiska ah ay  ay naawilayso inay samayso saxeexyo kale oo…

in France, the Prime Minister rejects the appeal

The French Supreme Administrative Court is therefore not opposed to his extradition to Burkina Faso. The younger brother of former President Blaise Compaoré is suspected by the Burkinabé court of having played a role in the assassination of journalist Norbert Zongo in 1998. According to a statement from the Prime Minister, the life of François Compaoré in Burkina is not threatened. Faso.…

“Ragguu Axmed Madoobe doortay buu baarlamaanka doortay”

Jubbaland, ayaa noqotay dowlad goboleedkii ugu horeeyay ee bilowda qabashada doorashooyinka xubnaha aqalka sare dowlada federaalka ee dowlad goboleedyada ka imanayo, hayeeshe waxaa la yaab ah in doorashada oo ay codeenayeen Baarlamaanka Jubbaland ee Kismaayo fadhiyo ay doorteen Ragg doornaa oo madaxtooyada Axmed Madoobe laga soo amray doorashadooda. Guddiga doorashada heer dowlad gobboleed ee Jubbaland ee kol hore Axmed Madoobe uu magacaabay ayaa horey u soo kala reebay liiska tirada aqalka sare ee Jubbaland ay leedahay,…

the timetable for the transition presented to the Council

According to the roadmap, adopted on Thursday, July 29, 2021, by the Council of Ministers, the inclusive national dialogue is planned for the end of the year. But to make the transition to fear, the government needs the money. More than 840 billion CFA francs, that is the cost of the measures to be implemented at the end of the transition. The roadmap, adopted on Thursday by the Council of Ministers, indicates that the Government's objectives during this transition will be to strengthen security, organize a national…

Xhaka will likely be offered a new deal

Arsenal are preparing to offer Granit Xhaka, who looked to go against the Emirates Stadium's front door, a new contract.The 28-year-old had received tips for joining Jose Mourinho in Roma this season, and ended a tumultuous five-year spell in north London that has seen Switzerland's international swing between fan favorite and pantomime villain.But Rome's interest seems to have waned and a suitable bid has not come. This, reported by The Athletic, could lead to new conditions for Xhaka at Arsenal, extend his stay at the…

AKHRISO: Farriinta Qiirada Leh Ee Uu Raphael Varane Ku Sagootiyey

Raphael Varane ayaa farriin qiiro leh ku macasalaameeyey taageereyaasha Real Madrid kaddib markii uu uga wareegay Manchester United.28 jirkan oo toban sannadood joogay Real Madrid, kulana guuleystay saddex horyaal oo LaLiga ah, Copa del Rey, afar Champions League iyo koobab kale ayaa waxa uu go’aansaday inuu inta ka hadhay cimrigiisa ku qaato horyaallo kale, sida Premier League oo uu afarta sannadood ee soo socota u ciyaari doono.Qoraal macasalaamayn ah oo uu ku daabacay bartiisa bulshada ayuu ugu mahad-celiyey…

Raphael Varane says goodbye to Real Madrid

Usually when you leave a job, you send a quick email around the office after receiving a can of celebration and cards signed by a bunch of people you haven't spoken to in three years.But most 'regular' jobs do not see you leaving three Spanish titles and four Champions League crowns - so we will forgive Raphael Varane for being so juicy on us.The Frenchman was recently announced as Manchester United's latest recruit and then drew the curtain on a brilliant decade at Real Madrid.Varane was not really offered the farewell…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More