Turkey promises support as Libya’s strategic coast

Turkey welcomes the resumption of the strategic road Misrata-Sirte, which connects eastern and western Libya, the Foreign Ministry said late on Saturday. "We welcome the official opening of the Misrata-Sirte coastal road on July 30, 2021, which has been closed for a long time," it said in a statement. Turkey also praised the efforts of the Presidential Council, National Unity Government (GNU), led by Prime Minister Abdul Hamid Mohammed Dbeibah, the UN Support Mission in Libya and the 5 + 5 Joint…

Subax Walba ‘Ganaax Ayaa Ku Dhici Jiray’ Marka Uu Yimaado Tababarka

Maalin walba marka uu yimaaddo garoonka tababarka, waxa lagu ridi jiray ‘ganaax lacageed’ sababtoo ah waxa uu iman jiray garoonka isaga oo xidhan ‘DHEGO’ iyo waxyaabo la mid ah, waxaanu ahaa mid ku dhibban u hoggaansamidda sharciga iyo anshaxaha looga baahan yahay.Allan Saint-Maximin oo ka mid ah ciyaartoyda ugu wanaagsan horyaalka Premier League ee soo baxday xilli ciyaareedkii hore, waxa uu Ingiriiska yimid sannadkii 2019 oo ay Newcastle United kasoo iibsatay kooxda Faransiiska ah ee Nice, waxaanu markiiba noqday halbowle…

Xijaar oo soo saaray amar ku socdo musharraxiinta

Muqdisho (Axadle) – Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed, General Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ahna guddoomiyaha guddiga amniga doorashooyinka ayaa soo saaray amar ku socda musharraxiinta ka qeybgalaya doorashooyinka ka dhacaya dalka. Xijaar ayaa soo jeediyey in la baaro qof kasta oo musharrax ah iyo ergooyinka wax dooranaya, si loo ogaado inay dambi ka galeen dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Taliyaha ayaa sidoo kale xusay in baaris kadib ay u…

Somali partners welcome progress in Somalia elections

MOGADISHU, Somalia - Members of the international community welcomed the progress made in holding free and fair elections in Somalia, arguing that the plan has been fully implemented so far in accordance with the original agreement. The country has launched the long process of selecting the leaders, who will lead the country for the next four years. Already, senatorial elections have started across the country, with Jubaland becoming the first state to choose senators. In a statement, members of the international…

Qaata Isco Oo Keenay…! Real Madrid Oo Dalbatay Xiddig Ka Tirsan AC

Kooxda reer Spain ee Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa in ay diyaar u tahay in ay fasaxdo xiddiga khadka dhexe ee Isco, kaas oo ay doonayso in uu qayb ka noqdo qorshaha ay ku doonayso laacib ka tirsan AC Milan.Sida uu qoray wargeyska kasoo baxa Spain ee Fichajes, Real Madrid ayaa dardar gelinaysa fikradda ah in ah Isco ka iibiso dhiggeeda AC Milan, inta uu furan yahay suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan, laakiin ma doonayaan in kaliya ay ku dalbadaan lacag kaash ah, waxayse doonayaan laacib San Siro laga tixgeliyo in ay…

Mas’uul ka tirsanaa Gobaladda Waqooyi oo lagu dilay

Laascaanood (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil qorsheysan oo xalay mas’uul ka tirsanaa Gobaladda Waqooyi loogu geystay gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ee waqooyiga Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in dilka loo geystay guddoomiyihii doorashooyinka Gobaladda Waqooyi ee gobolka Sool, Cabdullaahi Laba-Go’le, kaas oo ay toogasho ku dileen kooxo hubeysan. Ilo wareedyo lagu kalsoon-yahay ayaa Axadle u…

TOP 10: Mulkiileyaasha Kooxaha Kubadda Cagta Ugu Taajirsan, Hantida Ay

Mulkiilaha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Sheikh Mansour ayaa noqday ninka ugu lacagta badan ee iska leh koox kubadda cagta ah, waqtigan dunida guudkeeda, waxaana uu ka sare maray Stan Kroenke oo Arsenal iska leh iyo Roman Abramovich oo mulkiilaha Chelsea  ah.Sheikh Mansour oo ah bilyaneer 50 jir ah, ayay shirkaddiisa Abu Dhabi United Group sannadkii 2008 ku iibsatay Manchester City lacag gaadhaysa £210 milyan oo Gini, waxaana uu ka dhigay kooxda ugu awoodda badan horyaalka Premier League, iyagoo afartii sannadood…

Muxuu ROOBLE ka yiri tallaabadii madaxweynaha

Baydhabo (Axadle) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomalaiya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay tallaabadii madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee uu ku shaaciyey liiska musharraxiinta Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya iyo sidoo kale soo saarista doorashada ee xubnaha Golahaasi. Ugu horreyn ra’iisul wasaaraha ayaa boggaadiyey ku dhawaaqista liiska shan ka mid ah musharaxiinta Aqalka Sare ee laga soo dooranayo…

DRK: “People have learned to love Salonga Park”

In the Democratic Republic of the Congo, Salonga National Park, the largest in the country, was withdrawn on 19 July with Unescode from the World Heritage List in Danger where it had been listed since 1984. This decision rewards efforts to preserve this park from 36,000 square kilometers, considered the largest reserve of tropical rainforest in Africa. Pastor Cosma Wilungula, Director General of the Congolese Institute for Nature Conservation, is RFI's guest. .

with the tip of childbirth, financial exercise picks up once more

In Uganda, the 42-day containment in mid-June ordered to fight the new wave of Covid-19 cases that ended on Saturday, July 31. Transportation, including motorcycle taxis, is allowed again and shopping malls can reopen. The curfew will be maintained at 7 pm and the schools will remain closed for the time being, but for Kampala residents, the resumption of operations is a real relief.…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More